HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinContact Us
Mogadisho Local Time
Banner
More Celeberity News
News image

Shahrukh Khan iyo Wiilkiisa Aryan Khan o

Aryan Khan oo ah Wiilka 12 jirka ah ee uu dhalay Jilaaga Bollywood ee Sharukhan ayaa loo soo bandhigay inuu wax ku jilo filin ay wada matalayaan Aabahiisa dhabta ah ...

Wednesday, 28 July 2010

More
News image

Salman Khan oo filinka Dabangg kusoo saa

Jilaaga Bollywood Salman Khan ayaa Filinka Dagaalka ah ama Action-ka ee Dabangg kusoo saaray gabadha lagu magacaabo Sonakshi Sinha oo uu dhalay jilaaga Shatrughan Sinha oo ah mid ka mid ...

Monday, 26 July 2010

More
News image

Fanaaniinta hore ee caanka ahaa oo baaq

Fanaaniinta Qaranka Soomaaliya kuwa ugu magaca weynay ayaa baaq  qaylo dhaan ah hawada u soo marsiiyay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka gudihiisa iyo dabadiisa,kadib markii kulan ba...

Saturday, 24 July 2010

More
News image

Jaceylkii 5-ta

Inkastoo ay waayahaan soo badanayaan Xeriirka jaceyl ee u dhaxeeyo ...

Read More
News image

K’naan iyo Warb

  K’naan Abdi Warsame sanadkan 2010 waxa uu noqday shaqsiga ugu ca...

Read More
News image

Aamir Khan iyo

Waa fursad wanaagsan in lagu wada arko shaashadaha caalamka a...

Read More
News image

Filinka Tere Bi

Filinkan oo lagu magacaabay Tere Bin Laden oo ah filin ay...

Read More
News image

Rihanna oo doon

Gabadha heesaaga ah ee u dhalatay Barbados laguna magacaabo Rihanna ay...

Read More
News image

Hrithik Roshan

  Jilaaga Hrithik Roshan ayaa dhawaan keenaya filinkii laga daba dhacay ee...

Read More

More in: Celebrity News

Editors Pick
News image

Julia Roberts oo noqotay Haweeneyda Duni

  Sida ay faafisay Jariirada "people" ee ka soo baxda wadanka Mareekanka ayaa markii labo iyo tobanaad ay ka mid noqotay Julia Roberts dumarka ugu quruxda badan dunida cadadkii soo baxay Arabacadii sida uu daabacay Journalka , Jolia Robetson ayaa waxaa ku wehliya dumarka ugu qurxoon dunida  Angelina jolie iyo Jenifer Lopez iyo waliba Gabadha madow ee lagu magacaabo Halle Berry. {loadposition user7} Julia Roberts ayaa ah 42 jir waxaana u jooga labo caruur oo mataana oo shan sano jir ah iyo wiil sedax jir ah , Jeryy Marshal oo ahaa soo saarihii filimkii " pretty Wo...

Friday, 30 April 2010

More

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon