HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
Suzaan Khan DOB: 1974-01-10 |
Hrithik iyo Xaaskiisa Suzanne, Lamaanayaal Is Jecel. 2012-01-27 16:27:34 Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa jeceylkii dheeraa ee soo maray Hrithik Roshan iyo gacalisadiisa Suzaan Khan, labadaan ruux waxaa xiriir jeceyl dhaxmaray iyagoo caruur ah oo aad u yar yar sababtuna waxa ay eheed waxaa xiriir wanaagsan lahaa labada qoys ee ay kasoo kala jeedaan Suzaan iyo Hrihik....