|
|
Shahid Kapoor iyo Ranbir Kapoor Waa Saaxibo Isku Dhaw.
2012-02-13 19:10:53
Labadaan jilaa ee Shahid iyo Ranbir ayaa ah xiligaan saaxibo aad iskugu dhaw, wuxuuna Ranbir Kapoor ka codsaday Shahid in uu kula rafiiqo safaro uu kumari doono aduunka Ranbir sanadkaan gudihiisa, Shahid ayaa dhankiisa sheegay in uu dib u habeyn ku sameyn doono jadwalka shaqadiisa si uu u....
Malaga Yaabaa In Uu Soo Laabto Jeceylkii Rambir iyo Deepika?
2012-02-02 20:27:38
Warar Cusub oo soo baxaya ayaa sheega in Deepika Padukone iyo gacaliyeheedi hore ee Rambir Kapoor laga yaabo in ay mar kale isku soo laabtaan, xidigahaan oo kala maqnaa muddo dheer ayaa ugu dambey waxaa magacyadooda mar labaad lagu arkay bogaga hore ee wargeysyada.{loadposition user4}
Kadib markii....
Ranbir Kapoor Oo Ixtiraam U Muujiyay Gacalisadiisi Hore Ee Deepika Padukone.
2012-01-24 16:53:51
Ranbir Kapoor oo ah jilaa si fudud ku soo caan baxay filimadiisa aad loo jecelyahay ayaa isbuucaan waxa uu sameeyay arin aad loola yaabay oo dad ban ku noqotay fajiciso kedib markii uu labada lugood ka taabtay gacalisadiisi hore ee Deepika Padukone mar la qeybinaayay abaalmarin.{loadposition....