|
|
Malaga Yaabaa In Uu Soo Laabto Jeceylkii Rambir iyo Deepika?
2012-02-02 20:27:38
Warar Cusub oo soo baxaya ayaa sheega in Deepika Padukone iyo gacaliyeheedi hore ee Rambir Kapoor laga yaabo in ay mar kale isku soo laabtaan, xidigahaan oo kala maqnaa muddo dheer ayaa ugu dambey waxaa magacyadooda mar labaad lagu arkay bogaga hore ee wargeysyada.{loadposition user4}
Kadib markii....
Ranbir Kapoor Oo Ixtiraam U Muujiyay Gacalisadiisi Hore Ee Deepika Padukone.
2012-01-24 16:53:51
Ranbir Kapoor oo ah jilaa si fudud ku soo caan baxay filimadiisa aad loo jecelyahay ayaa isbuucaan waxa uu sameeyay arin aad loola yaabay oo dad ban ku noqotay fajiciso kedib markii uu labada lugood ka taabtay gacalisadiisi hore ee Deepika Padukone mar la qeybinaayay abaalmarin.{loadposition....
Deepika Padukone Oo U Dabaal Degtay Dhalashadeedi 26-naad.
2012-01-05 10:27:07
Waxa ay udabaal degtay maanta oo Khamiis ah atariishda Bollywoodka ee Deepika Padukone dhalashadeedi 26-naad wexeyna hambalyo ka heshay jilayaal badan oo ay asxaab yihiin, iyadoo Deepika dhalashada farxadeeda ku qabsatay gurigeeda sucub iyo qoyskeeda dhaxdooda.{loadposition user4}
Deepika ayaa....