HomeCeleberity NewsMoviesVideosPhotosContact Us
John Abraham DOB: 1972-12-17 |
John Abraham: Majecli Inaan Ka Ciyaaro Xafladaha Arooska. 2012-02-06 22:24:06 Jilaaga Bollywoodka ee John Abraham ayaa sheegay waxyaabaha uu jecelyahay iyo waxyaabaha uusan ka helin, wuxuuna xidigu farta ku fiiqay in waxa ugu hereeya ee uu ka helo ay yihiin jilista aflaamta, waxaa kale uu sheegay in uu jecelyahay waxyaaba ka dhaca meelaha bulshadu iskugu timaado, laakiin....
John Abraham iyo Salman Khan Oo Heshiiyay. 2012-01-26 11:24:23 Waxaa ka dhax yiil labada jilaa ee Bollywood ee John Abraham iyo Salman Khan Khilaaf muddo dheer oo ilaa afar sano iyo bar soo socday, laakiin labada jilaa ayaa ugu dambeyn heshiiyay iskuna gacan qaaday xili ay isku arkeen xaflad ay soo agaasimeen Akshay Kumar, Deepika, iyo John....
John Abraham Oo Ku Dhawaaqay in Uu Guursanayo Priya Runchal 2012. 2011-12-24 08:36:59 Jilaaga Bollywoodka John Abaraham ayaa ugu dambeyn go\'aansaday in uu guursado xili dhaw, John ayaa la socday waqti dheer atariishada caanka ah ee Bipasha Basu laakiin waxa ay ugu dambeyn kala hareen 9-sano kedib, waana wax aad loola yaabay, iyadoo lasaadaalinayay in labadaan jilaa ay is guursan....
John Abraham: Waxaan Jecelahay Markaan Firaaqo Helo Jimicsiga. 2011-12-20 13:55:34 Waxaa la shaaciyay dhowr jeer in xidiga Bollywoodka ee Johan Abraham uu guursanaayo laakiiin midaas waxa ay noqotay sheeko kusiman in afka lagasheego oo qura, maxaa yeelay wey kala hareen John iyo xabiibtiisi uu mudada dheer jiidaayay ee Bipasha Basu, kadibna lama sheegin rafiiq kale oo uu laxirtay....