|
|
Farhan Akhtar Oo Ku Fikiraaya In Uu Mar Qura Lawada Shaqeeyo Salman Khan iyo Shah Rukh Khan.
2012-02-12 19:10:48
Farhan Akhtar ayaa ah soo saare aad u wanaagsan wuxuuna sheegay in uu niyada ku haayo in uu ka sameeyo qeyb labaad filimka DON oo guul weyn uu ku gaaray dhamaadki sanadkii hore, wuxuuna noqday mid aad looga helo oo shaashada si wanaagsan uga gadmay.{loadposition user4}
Farhan ayaa hadalkiisa sii....
Akshay Kumar, Aamir Khan,iyo Salman Khan Oo Wada Jilaya Filimka PAIYAA.
2012-01-28 20:04:02
Jilayaashaan sedaxda ah ee Salman, Akshay iyo Aamir ayaa la sheegay in ay dib u soo cusboo neysiinayaan filimka Paiyaa, wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxay Bollywoodka ayaa sheegaya in labadaan jilaa ee reer Khan iyo Akshay Kumar ay doonayan dib u soo celinta filimkaan Paiyaa.{loadposition....
John Abraham iyo Salman Khan Oo Heshiiyay.
2012-01-26 11:24:23
Waxaa ka dhax yiil labada jilaa ee Bollywood ee John Abraham iyo Salman Khan Khilaaf muddo dheer oo ilaa afar sano iyo bar soo socday, laakiin labada jilaa ayaa ugu dambeyn heshiiyay iskuna gacan qaaday xili ay isku arkeen xaflad ay soo agaasimeen Akshay Kumar, Deepika, iyo John....
Aisha Takia Keebey Ku Nuuree Sedaxdaan Jilaa ee Shahid, Akshay iyo Salman.
2012-01-02 17:49:15
Atariishadaan lagu magacaabo Aisha Takia waxa ay kamid tahay jilayaasha da\'da yar ee Bollywoodka waana gabar muuqaal qurxoon eeba ugu deeqay iyadoo filimo la jishay atoorayaal kala duwan oo caan ka ah shirkadaan, waxaana kamida sedaxdaan actors ee Salman Khan, Akshay Khanna iyo Shahid....
Akshay Khanna: Waxaan Ahay Ardayga Salman Khan.
2012-01-01 12:32:58
jilaaga Bollywoodka Akshay Khanna ayaa waxa uu ka hadlay arimo badan oo ku saabsan noloshiisa, jilaagaan waxa uu kasoo jeedaa qoys fanka jecel Aabaha dhalana waa actar caan ka ah Indiya, wuxuuna kamid yahay Akshay Khanna dadka jecel jilaaga Salman Khan.{loadposition user4}Akshay oo ka....
Salman Khan Oo U Dabaal Degaya Dhalashadiisi 46-naad.
2011-12-27 09:41:25
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Salman Khan ayaa maanta u dabaal degaya dhalashadiisi 46-naad, xidigaan ayaa dunida ku soo biiray 27 December 1965-kii wuxuuna maanta u dabaal degayaa dhalashdiisa, Salman oo kamida actarada ugu caansan aduunka ayaa maanta waxaa hambalyo iyo bogaadin ku....
Katrina iyo Salman Khan Oo Ugu Horeeya Tobanka Qof ee Google Lagaraadiyo.
2011-12-21 11:19:21
Waxaa lasoo saaray tobanka qof ee ugu badan ee laga raadiyo Google India gudeheeda waxaana kamida 10kaan shaqsi 5-jilaa oo Bollywoodka ah, laakiin waxaa layaab noqotay markii laga waayay dadkaan actarka weyn ee Shah Rukh Khan,{loadposition user4}
Waxaana ugu horeeya liiska dhinaca Bollywoodka....
Salman Khan Hogaamiyaha Bollywoodka ee 2011.
2011-12-19 21:19:16
Jilaaga caanka ah ee Salman Khan oo lagu tiriyo in uu kamid yahay xidigaha horbooda Bollywoodka iyo caalamkaba ayaa waxa uu mudanyahay in lagu magacaabo xidiga koobaad ee shirkadaan Bollywood isagoo noqday qiimeyn lasameeyay Salman shaqsiga ugu filamda qaalisan sedaxdii sano ee lasoo....
Salman Khan oo Lagudoon Siiyay Gaari Audi Q7 ah.
2011-12-13 09:05:50
Salman Khan yaa ku guuleystay gaari qaali ah oo lagu magacaabo Audi Q7, waxaana gaarigaan iyo furihiisa gacanta kasaaray Salman Madaxa shirkadaan Audi ee India Mr Michael Perschke, waxaana lagu tiriyaa gaarigaan in uu yahay midka ugu sareeya sanadkaan 2011.{loadposition user4}
....
Katrina Kaif Oo Qiratay In Jeceylkii Ugu Horeeyay Ay U Qaaday Salman Khan .
2011-12-07 08:45:26
Waxa ay qiratay ugu dambeyn atariishada caanka ah Katrina Kaif iyadoo mar weliba inkiri jirtay in Salam Khan uu yahay xiriirkii jeceyl ee ugu horeeyay nolosheeda,iyadoo sii raacisay hadalada sheegaaya in aniga iyo Ranbir Kapoor wax naga dhexeeyaan waa been abuur, waanu xiriirnaa maxaa yeelay waxaa....