|
|
Xafladii Mac i sii oo dhacday habeenkii Halloween
2011-11-03 21:00:34
Xafladda Mac i sii oo ka mid ah kuwa ugu shidan xafladaha ay Soomaalida ku qabtaan dibadda ayaa ka dhacday Dalka Ingiriiska , iyadoo sanadkani lagu soo beegay habeenka Halloween ee dadka au is cabsiiyaan dhar gaar ahna soo xertaan.{loadposition user7}Mac i isii Party ayaa waxaa lagu qabtay doon....
Fanaanka Gulled Ahmed oo ka Tumay Virginia
2011-10-03 22:39:29
Fanaanka Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Mareykanka ee Gulled Ahmed ayaa ka tumay Soomaalida Virginia. Kadib markuu halkaasi ku qabtay xaflad si heersare loo soo agaasimay oo uu deeqo lacageed ugu aruurinayay Abaaraha iyo gaajada ka jirta Soomaaliya.Gulled ayaa xafladda si wanaagsan uga waalay....
Gulled Ahmed oo xaflad lacag aruurin ah qabanaya
2011-09-29 13:20:25
Fanaanka Soomaaliyeed ee Gulled Ahmed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxuu bilaabay Tour ama xaflado wareegaya oo kusoo bandhigayo Muusigiisa isagoo ku aruurinayana qarash uu ku taageerayo Dhibaatooyinka Soomaaliya ka jira. {loadposition user4} Gulled ayaa waxuu gaarsiin doonaa dadka gudaha....
