
Rani Mukhergee Oo Atariishad Ka Noqoneysa Filimka Dhoom3.
2012-01-23 17:36:58
Filimka Dhoom 3\' waxaa hogaamiye ka ah actarka caanka ah ee Aamir Khan waxaana la xaqeejiyay in Rani ay ku wehli doonto flimkaan kedib markii loo magacaabay in ay ka noqoto atariisho Dhoom 3\'.{loadposition user4}
Rani oo kamida atariishadaha ugu wanaagsan Bollywoodka waxaa arintaan u soo....
Dilip Kumar Oo U Dabaal Degaya Dhalashadiisi 89-naad.
2011-12-25 07:20:37
Halyayga Bollywoodka Dilip Kumar ayaa u badaal degaya dhalashiisi 89-aad waxaana xafladaan kasoo qeyb gelaya tiradii ugu badneed jilayaasha Bollywood iyo weliba kuwa ugu magaca dheer, wexeyna ka dheceysaa magaalada Mumbai , Dilip Kumar ayaa lagu tilmaamaa in uu yahay mid kamida tiirarka Bollywoodka....
Rani oo Heshay ninkii ay mustabalka iyo nolosha ay la qaadan laheyd.
2011-10-20 12:39:04
Atriishada Bollywood Rani Mukherjee ayaa si xasaasi ah ugu warantay barnaamij wareysi lagula sheegay barnaamijka Simi Garewal Show oo ah barnaamijka Hindia ugu daawashada badan iyadoo shaaca ka qaadday sir culus oo ku saabsan mutaqbalkeeda waxeyna Rani carabka ku dhufatay inay ku jirto xaalad....
Rani Mukherjee Oo diiday In ay Jisho Filimka Vishal Bhardwaj.
2011-07-02 20:46:38
Atariishadaan ayaa gacanta kataagtay Filimka lagu magacaabo "Daayan "kaas oo ka turjumaaya Qiso ah Nin sedax Gabdhood xiriir dhexmaraayo midoodna ay tahay saaxirad, warar kasoo baxaya dhanka Vishal ayaa sheegaya in uu doonaayo in Rani ay dowrka saaxirada ay matasho halka Emraan Hashmi uu....
Qeybtii Labaad iyo Jilayaashii Laga Faa'iideystay
2011-06-26 00:26:02
Filimkii ( Dilwale Dulhania Le Jayenge ) waxaa ugu horey loo bandhigay Saif Ali Khan laakiin waa diiday waxaana loo gacan geliyay Shahrukh khan waxa uuna noqday filimkii ugu wanaagsanaa sanadkaas halka Shahrukh Khan uu ku guuleystay abaal marinta Filmfare, waxaana lagu tiriyaa....
Rani Mukherjee: Waxaan Rabaa in aan Caruur Dhalo.
2011-06-23 23:07:32
Atariishada Bollywoodka Rani Mukherjee ayaa ka dhawaajisay in aysan dooneeyn magac kaliya waxa ayna daaha ka qaaday atariishadaan Jamaalka ku caanbaxday in lagaaray xiligii ay guursan leheed caruurna dhali leheed. {loadposition user4}Rani Mukherjee ayaa tiri waxaan dareensanahay in....
Maxaad kataqaanaa Jilayaasha ugu dhoola cadeynta badan Bollywoodka.
2010-12-27 02:25:05
Qosolka ama dhoola cadeyntu waa waxa lugu kasbado quluubta Boqolaal Malaayiin oo taageera ah waxaana lama huraan ah in jilaa kasta oo sameeya Aflaamta Bollywoodka laga helo calaamadaas, sidaas darteeda yeey kala yihiin Wiilasha iyo Gabdhaha ugu dhoola cadeynta badan Bollywoodka ? {loadposition....
Aamir Khan, Rani, iyo Kareena oo filin jaceyl ah Saxiixay.
2010-11-24 04:47:25
Jilayaasha Bollywood ee ku xeeldheer aflaamta Jaceylka ee Aamir Khan, Rani Mukherjee, iyo Kareena Kapoor ayaa u saxiixay Shirkada Aamir Khan Production inay u matali doonaan filin Qiso Jaceyl ah oo ay matalayaan Jaceyl geesood ah.{loadposition user4}Rani iyo Aamir Khan oo aad looga jecelyahay....
Rani Mukerji: Xaas ma ihi waxna nagama dhaxeeyaan Aditya Chopra.
2010-07-04 04:51:32
Xidigadda Bollywood ee Rani Mukerji oo Sanadahaan dambe ay saxaafada India galisay wel wel iyo cabsi kadib markii ay tooshka ka daba qaadatay warfaafinta iyadoo Rani laga qoryaya warar xan ah ama kutiri kuteen oo sheegayay inay si hoose u guursatay nin, kaas oo lagu magacaabo Aditya....
Taariikhda Jilaa ee Rani Mukerji
2010-03-08 02:07:09
Aktaradda Rani Mukharji waxey Ku dhalatay dalka Hindiya Sanadkii 1978, waxey kasoo jeeddaa qoys asalkiisa yahay Bagaldesh, Qoyskaas oo taariikh weyn ku leh aflaanta Hindiya sida Aabaheed oo ah Soo saare ama director howlgab ah haatan waxuuna hore u aasaasay shirkad sameysa aflaamta oo la....