
Qoyska Reer Kapoor Oo Diyaar U Ah Inay Mar Kale Qabsadaan Bollywoodka.
2012-05-14 07:52:46
Sanado badan oo lasoo dhaafay waxaa qabsaday Bollywoodka oo heystay qoyska reer Khan, gaarahaan Shah Rukh Khan, Aamir Khan, iyo Salman Khan, kuwaas oo xero gashaday shirkadaan, kasbadana quluuxba teegayaasha, iyagoo soo bandhigay waxyaabo aad looga helay.{loadposition user4}
Laakiin hada....
Ranbir iyo Kareena Oo Markii Ugu Horeysay Filim Ku Kulmi Doona.
2012-05-09 09:32:09
Ranbir Kapoor iyo Kareena Kapoor waa ilmo adeer, waxa ayna kasoo jeedaan qoyska fanka ku caanbaxay ee reer Kapoor, iyadoolabdaan jilaa lasugayay muddo dheer in la arko iyagoo shaashada si wada jira uga muuqda hal filimna wada metelaya.{loadposition user4}
Wararka ayaa sheegaya in soo saare Zoya....
Katrina Kain Oo La Sheegay Iney Ka Dambeyso Qilaafka Ranbir iyo Deepika.
2012-04-08 07:23:42
Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxa waxa ay sheegayaah in Ranbir Kapoor iyo deepika padukone ay dib u soo celiyeen xirirkii ka dhexeeyay, wexeyna labadaan ruux horay iskugu qilaafeen kala aragti duwanaan keentay iney kala haraan, eyadoo sababta ugu weyn ay eheed deepika padukone oo ku andacootay in....
Shahid Kapool iyo Ranbir Kapoor Oo Hal Filim Wada Jili Doona.
2012-03-03 11:41:09
Labada xidig ee Bollywoodka ee kala ah Ranbir Kapoor iyo Shahid Kapoor ayaa lagu wadaa in ay hal filim wada jilaan, kaas oo ah qeybta labaad ee filimka \"Aankhen\" waxaana qeybtiisa koobaad aktar ka ahaa oo Govinda oo si wanaagsan uga baxsaday.{loadposition user4}
Soo saaraha filimka....
Ranbir Kapoor iyo Deepika Padukone iyo Baashi Maxaa Kala Heysta.
2012-02-27 09:13:04
Labda jilaa ee Bollywoodka Deepika Padukone iyo Ranbir Kapoor ayaa mar kale xiriirkoodu soo wanaag sanaanayaa, wexeyna labadoodu ku balansanyihiin in ay wada jilaan filim cusub, kedib kala hardoodi.{loadposition user4}
Xidigahaan ayaa mar kale isku arki doona filimkaan, wexeyna labadoodu....
Shahid Kapoor iyo Ranbir Kapoor Waa Saaxibo Isku Dhaw.
2012-02-13 19:10:53
Labadaan jilaa ee Shahid iyo Ranbir ayaa ah xiligaan saaxibo aad iskugu dhaw, wuxuuna Ranbir Kapoor ka codsaday Shahid in uu kula rafiiqo safaro uu kumari doono aduunka Ranbir sanadkaan gudihiisa, Shahid ayaa dhankiisa sheegay in uu dib u habeyn ku sameyn doono jadwalka shaqadiisa si uu u....
Ranbir Kapoor Oo Ixtiraam U Muujiyay Gacalisadiisi Hore Ee Deepika Padukone.
2012-01-24 16:53:51
Ranbir Kapoor oo ah jilaa si fudud ku soo caan baxay filimadiisa aad loo jecelyahay ayaa isbuucaan waxa uu sameeyay arin aad loola yaabay oo dad ban ku noqotay fajiciso kedib markii uu labada lugood ka taabtay gacalisadiisi hore ee Deepika Padukone mar la qeybinaayay abaalmarin.{loadposition....
Ranbir Kapoor iyo Deepika Padukone oo Sedax Sano kadib dib u kulmaya.
2011-09-29 06:58:01
Qabar dad badan lama filaan ku noqday ayaa soo baxay Bollywoodka oo ah in Rambir Kapoor iyo gacalisadiisi hore Deepika ay Film kuwada kulmayaan sedax sano kadib uu qoray Karan Johar oo lagu magacaabo \"Yeh Jawani Hai Deewani\",laakiin soosaare Ian Mukherjee ayaa yiri hoowshaan waa mid laga....
Ranbir Kapoor oo Barcelona u saxiixay Safiir inuu uga noqdo India.
2011-06-01 00:08:45
Jilaaga da'da yar ee Bollywoodka Ranbir Kapoor oo ahaa taageere Kooxda kubadda cagta Barcelona ee dalka Spain ayaa haatan u xuubsiibtay inuu u noqdo safiir u qaabilsan kooxdaasi dalka India isagoo u qaban doono howlo badan dhanka dalkiisa iyo waliba Bollywood ka , waxaana uu Ranbir saxiixay....
Ranbir oo diiday in uu matalo doorka Aabihiis Rishi Kapoor.
2010-12-25 02:53:58
Jilaagaan da'da yar ayaa u muuqda mid aan jecleeyn in uu qaado jidkii aabihiis kadib markii uu gacanta ka taagay in uu u istaago matalaada booski aabihiisa Rishi Kapoor, dib u habeynta Filim shacbi ah oo magaciisu yahay AMAR AKBAR ANTHONY. {loadposition user 4}
Waxaa gar wadeen ka ah dib u soo....
Dagaal qabow oo dhexmaray Ranbir Kapoor iyo Imran Khan
2010-11-22 08:58:34
Ranbir Kapoor iyo Imran Khan ma ahan saaxiiba isku wanaagsan laakiin waxey iskala soo muuqdeen Barnaamij uu qabanayay Soo saaraha caanka ah Karan Johar asiga oo ka dalbaday in la isku sawiro labadan Jilaa iyaga oo garbaha is heysta taasoo ay qasab ku noqotay inay shafka isgaliyaan iyagoo wajiga....
Deepika oo diiday inay Magaca Ranbir Ka Tirtirto Jirkeeda
2010-11-04 00:41:58
Inkastoo uu Sanad kahor buburay xeriirka jaceyl ee labadan Jilaa ee Deepika Padukone iyo Ranbir Kapoor ayaa hadana waxaa ku hartay Deepika sumad ama calaamad aan ka suulin wali jirkeeda taasoo ah Tattoo ay jirkeeda kula qortay Magaca Ranbir Kapoor iyadoo qoorta kaga sumadeysan RK oo ah magaca....
Kareena iyo Ranbir islama jili karaan filin Romantic ah
2010-10-05 02:11:44
Jilayaasha Bollywood ee Kareena Kapoor iyo Ranbir Kapoor ayaa si gooni gooni ula kala hadlay Saxaafada ayagoo xusay inaanu midba midka kale la keeni doonin filin Romantic ama Jaceyl ah Sababo la xeriira dhiigooda oo isleh dartiis maadaama ay yahiin isku qoys ama ilmo adeer iyadoo dhaqanka....
Ranbir Kapoor oo filin la jilaya Aabahis Rishi Kapoor iyo Hooyadiis Neetu Singh.
2010-09-16 19:33:38
Jilaagii Weynaa ee Rugcadaaga Bollywood Rishi Kapoor ayaa waxuu dhawaan filin la keeni doonaa wiilkiisa Ranbir Kapoor iyo hooyada Ranbir ama xaaskiisa oo lagu magacaabo Neetu Singh iyadoo filinkaasina ay wada jili doonaan qoyskaan Kapoor oo ah reer taariikh dheer ku leh Shineemada.{loadposition....
Deepika oo soo jiidatay Indhaha Hollywood.
2010-05-31 22:58:52
Gabadha usoo baxday waayahaan dambe Bollywood ee Deepika Pudakone oo dhawaan ka qeybgashay mahrajaanka magaalada Cannes ee Faransiiska ayaa waxaa ay aad usoo jiidatay indhaha Hay'adda caalamka ugu weyn dhanka sameynta aflaamta ee Hollywood iyadoo ay Deepika heshay fariimo iska soo daba....