
Fanaanada Nimco Dareen oo hees caan ah xatooyo ku samaysay.
2012-04-26 11:19:18
Heesta Booli oo ay caan ku noqotay fananada Nimco Dareen,ayaa la ogaaday inay tahay hees horay u qaaday fananada caanka ah ee Marwo Abdi.{loadposition user4}
Mar waraysi laga qaaday Fananada Nimco Dareen sanadii 2010 ay ku sheegatay heesta Booli ay leedahay ayada,uuna u sameyay abwaan....
Qisadii Nimco Xasan iyo Xuseen Carab.
2012-03-18 13:56:54
Fanaanada Nimco xasan oo ah Fanaanad iyo Actorad caan ka ah gayiga Soomaaliya, ayaa in mudo ah qarsanaysay murugo iyo xanuun uu ku hayay ninkeeda oo isna caan ku ah xaga jilista iyo heesaanimada.{loadposition user4}
Nimco xasan ayaa fariin xaga fanka ah u soo dirtay ninkeeda bishi Octoberee....
Dareen iyo Biif Oo Soo Saaray Muuqaalka Laxaw Daawo.
2012-02-22 11:22:00
Xidigaha Fanka Soomaliyeed ee kala ah Nimco Dareen iyo Axmed Biif ayaa soo saaray muuqaalka Heesta Laxaw oo maqalkeedu soo baxay bilowgii sanadkaan, waxaana heesta maqalkeeda iyo muuqaalkeeda intaba lagu soo sameeyay wadanka isu taga Imaaradka Carabta ee Dubai oo Nimco Dareen booqasho ku....
Nimco Xasan Cali iyo Heesta Qalbi Jeceyl Daawo.
2012-01-16 19:09:31
Fanaanada Soomaaliyeed ee Nimco Xasan Cali ayaa soo qaaday hees cusub oo caaqibo badan laguna magacabo Qalibi Jeceyl Galay, waxaana fanaanadu ay kamid tahay fanaaniinta looga dambeeyo heesaha Banaadiriga ah, Nimco oo in muddaa fanka ka maqneed ayaa sanadkii tegay si kedis ah ugu soo laabatay....
Dareen iyo Biif Oo Soo Qaaday Hees Cusub Oo Lugu Magacaabo 'Laxaw'.
2012-01-11 07:32:25
Fanaanada weyn ee Nimco Dareen ayaa soo saartay sanadkaan cusub ee 2012 heeso dhowr ah oo midiba tan kale ka darantahay, iyadoo fanaanadu mar kalse soo saartay hees ay wada qaadayaan hobolka Axmed Biif oo kamida fanaaniinta ugu wanaagsan xiligaan.{loadposition user4}Hesstaan cusub ee Nimco soo....
Nimco Dareen Oo Heeso Cusub Ku Soo Dhaweysay Sanadka 2012 [Daawo]
2012-01-01 19:09:26
Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Nimco Muxumad (Nimco Dareen) ayaa hees ku soo dhaweysay sanadka cusub ee 2012, heesta oo ah jaceyl ayaa aad kuu soo jiidaneysa marka ay dhegahaada ku soo dhacdo, waxaana miraha laxanka iyo Mucis intabada saaray heeska kooxda Wadani Stars ee ka dhisan ismaamulka....
Nimco Dareen Fanaanada Ugu Socdaalka Badan.
2011-12-22 13:41:02
Fanaada caanka ah ee Soomaaliyed Nimco Dareen ayaa noqotay fanaanada ugu shacbiyada badan fanaaniinta Soomaalida iyadoo aduunka meel kasto oo soomalidu joogto ka tuntay heeseheeda macaan, waxaana la dhihi karaa Nimco waa fanaanada ugu socdaalka badan xiligaan waxeyna booqasho faneed ku tagtay....
Nimco Xasan Cali oo markale shaashadaha Kasoo Muuqatay
2011-11-01 02:48:53
Fanaanada Nimco Xasan Cali oo ka mid ah fanaaniinta faro ku tiriska ah ee haatan calanka u sida fanka Banaadiriga oo waayahan dambe ka maqneyn saaxada Muusigga ayaa dib usoo noqotay waxaana Nimco Xasan ay taageerayaasheeda la kala bateen farxad kadib markii ay arkeen fanaanadoodii codka....
Nimco Dareen oo si kulul u weerartay Website-yada ka been abuurtay.
2011-10-12 12:02:37
Fanaanada Soomaliyeed ee Nimco Dareen oo dhawaan safar ku tagtay dhulka ay kasoo Jeeddo Ismaamulka dowlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya ayaa waxey cambaareysay si ku kululna ugu jawaabtay warar been ahaa oo ay ka qoreen qaar ka mid ah website-yada wararkaasoo ahaa in Nimco Dareen la xeray oo....
Nimco Dareen oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay dhaantana ku tuntay
2011-09-30 21:31:54
Fanaanada Nimco Dareen oo lagu naaneeso Boqorada Dhaantada ayaa waxey ku laabatay dhulka asal ahaan kasoo jeeddo ee Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan magaalada Jigjiga iyadoo Nimco Dareen loo soo dhaweeyay si aad u heersareysa waxaana garoonka ugu yimid wasiirro iyo....
Nimco Dareen Heesteeda Ubad oo maalmahan Kacsan
2011-05-09 20:21:11
Heesta Ubad oo ay ku luqeyso Fanaanada Nimco Dareen ayaa maalmahan aad looga dhageystaa Goobaha ay Soomaalida iskugu timaado ama ku caweyso iyadoo dhanka kalena dadka isticmaala facebook ay aad u wada wadaagaan heestaas dhageysigeeda.{loadposition user4}Nimco Dareen oo ah Boqorada Dhaantada....
Abaalmarinta Jilaa-Nomadlyrics ee Fanaaniinta 2010 Somalia
2011-01-07 06:15:34
{loadposition user7}Shabakadaha Arrimaha Fanka iyo Jilaaga ee Nomadlyrics iyo Jilaa.com, ayaa waxey qiimeyntooda fanka ee Sanadka 2010 ku doorteen fanaanka Jilaaga iyo waliba Abwaanka Sanadka iyadoo Fanaaniinta iyo jilayaasha magacaawnaa ay afkaaro lagu xulayo u qaadeen Guddi gaar ahaa oo ay ....