Maxaa La Gudboon Atariishadaha Bollywood ee Ka Gudbay 35-sano?.
2012-01-20 19:36:32
Waxaanu aragnay waqtiyadii ugu dambeeyay in inta badan soo saara yaasha Bollywoodku ay raadinayaan jilayaasha da\'da yar oo aadka u fir fircoon weliba quruxduna u dheertahay, waxaana aad loo doorbidayaa atriishadaha shabaabka ah ee soo jiidashada ka sameyn kara shaashadaha. {loadposition....