|
|
Shah Rukh Khan iyo Kajol Oo Mar Kale Heshiis La Gelaya Karan Johar.
2012-05-09 08:42:53
Labadaan Jilaa ee Shah Rukh Khan iyo Kajol oo ah labo shaqsi oo guulo ku caan baxay marka ay la shaqeeyaan Karan Joharna lagu tilmaamo sedaxdii dahabiga, mar kale ayaa leysku arki doonaa, waxaana dadku ogyahay in hadii ay is helaan sedaxdaan shaqsi wax weyn ee kaani karaan.{loadposition....
Karan Johar Oo Sanadkii Afaraad Daadihi Doona Barnaamijka Koffee With Karan.
2012-02-12 18:43:43
Guushii uu gaaray sanadkii hore barnaamijkaan \"Koffee With Karan\" waxaa dalabaad badani uu ka yimid dad weynaha, kuwaas oo codsaday in barnaamijka sanadkaan lasoo celiyo maadaama uu saameyn badan ku yeeshay.{loadposition user4}
Waa sanadkii afaraad ee barnaamijku si toosa uga boxo Talafeshinka,....
Shahid Kapoor Oo Soo Dhaweyn Kala Kulmay Karan Johar.
2012-01-22 16:57:19
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Shahid Kapoor ayaa soo dhaweyn kala kulmay labada soo saare ee Karan Johar iyo Punit Malhotra waxaana la xaqeejiyay in filim loo dhiibay Emraan Hashmi lagu wareejiyay Shahid Kapoor daqiiqadihii ugu dambeeyay si kedis ah.{loadposition user4}
Karan Johar ayaa horay ugu....
Karan Johar oo doonayo Aamir Khan inuu la shaqeeyo
2011-07-23 10:30:45
Directorka ama Soo saaraha weyn ee Bollywood Mr Karan Johar ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inuu aad u daneynayo la shaqeynta Jilaaga Aamir Khan kaas oo uu Karan Johar aaminsanyahay hadii uu ka ogolaado inuu guul weyn ka gaari doono filimadiisa.{loadposition user4}Karan ayaa daawaday filinka Delhi....
Qeybtii Labaad iyo Jilayaashii Laga Faa'iideystay
2011-06-26 00:26:02
Filimkii ( Dilwale Dulhania Le Jayenge ) waxaa ugu horey loo bandhigay Saif Ali Khan laakiin waa diiday waxaana loo gacan geliyay Shahrukh khan waxa uuna noqday filimkii ugu wanaagsanaa sanadkaas halka Shahrukh Khan uu ku guuleystay abaal marinta Filmfare, waxaana lagu tiriyaa....
Karan Johar oo Salman Khan ku baryaya Filim inuu u matalo
2011-05-01 03:30:19
Jilaaga Bollywood ee Salman Khan ayaa ilaa iyo goortii uu soo saaray filimkiisii Dabangg waxuu bartilmaameed u noqday soo saarayaasha waaweyn ee Bollywood sida Karan Johar oo wada ishaartay Salman si ay ugu dhiibtaan filimadooda soo socda ay dhawaan sameynayaan.{loadposition user4}Karan Johar....
Karan Johar oo guur Lagu soo qaaday.
2011-03-31 02:17:09
Filim Sameeyay da'da yar ee Bollywood laguna magacaabo Karan Johar ayaa markii ugu horeysay lagu soo warramay inuu guur u diyaar yahay isagoo si qarsoodi ah sanad kula socday gabar ay dhaleen qoys ay asxaab yahiin reerkiisa , gabadhaasoo ku nool Magaalada New york ayaa lagu magacaabaa Vandana....
