
Katrina Kaif Oo Sheegtay Inay Sugeyso Qofkii Nolosha Lawadaagi Lahaa.
2012-05-15 11:52:35
Katrina Kaif waa mid kamida hablaha ugu quruxda badan Bollywoodka laakiin maxay quruxdeedu tereysaa weli waa doob atariishadu, ha yeeshee waxa ay daaha ka qaaday inay dhowreyso kii nolosha la wadaagi lahaa.{loadposition user4}
Mar wax laga weydiiyay xiliga ay guursaneyso, waxa ay ku....
Katrina Kaif : Shah Rukh Khan Waa Shaqsi Cajiiba.
2012-05-02 10:31:05
Atariishada caanka ah ee Katrina Kaif oo markii ugu horeysay la shaqeyneysa King Khan, lana jilineysa filim uu soo saare kayahay Yash Chopra ayaa tiri, run ahaantii Shah Rukh Khan waa nin qalbi wanaagsan oo dhameystiran.{loadposition user4}
Katrina ayaa tiri mar wax laga weydiiyay....
Katrina Kaif Oo Soo Wada Filim Documentary Ah Oo Ka Hadlaya Bollywoodka.
2012-04-26 08:33:55
Kadib guushii ay ka gaartay filimkii ZNMD atariishadaan quruxda badan ee Katrina Kaif, waxa ay hada soo wada filim Documentary ah, kaas oo ka sheekeynaya 100-sano Bollywoodka, waxaana magaciisa lagu sheegay filimka \"Sheila Ki Jawani\".{loadposition user4}
Filima waxaa atariisho ka....
Katrina Kiaf Mexey Kaga Duwantahay Atariishadaha Kale?
2012-03-01 12:16:06
Atariishda caanka ah ee Bollywoodka Katrina Kaif ayaa ah qof dabeecad ahaan degan, wexeyna maalin weliba sameysaa jimicsi iyo orod muddo dhan 7-saac, wexey aad u jeceshahay Dace-ga, si gaara wexey ugu dayataa atashiida weyn ee Madhuri Dickst oo ay jeceshay qaab ciyaareedkeeda.{loadposition....
Maxaa La Gudboon Atariishadaha Bollywood ee Ka Gudbay 35-sano?.
2012-01-20 19:36:32
Waxaanu aragnay waqtiyadii ugu dambeeyay in inta badan soo saara yaasha Bollywoodku ay raadinayaan jilayaasha da\'da yar oo aadka u fir fircoon weliba quruxduna u dheertahay, waxaana aad loo doorbidayaa atriishadaha shabaabka ah ee soo jiidashada ka sameyn kara shaashadaha. {loadposition....
Katrina Kaif Boqorada Bollywoodka!
2012-01-03 20:49:31
Atariishada caanka ah ee Bollywoodka Katrina Kaif ayaa lagu tilmaamay in ay tahay Boqorada Bollywoodka ee xiligaan, Katrina oo kamida xidigaha loogu jecelyahay India waqtigaan ayaa waxa lasoo bandhigay muuqaalo cusub oo kuweedaa kuwaas oo tusaale looga dhigay quuxda gabadhaan.{loadposition....
Katrina Kaif Oo Qiratay In Jeceylkii Ugu Horeeyay Ay U Qaaday Salman Khan .
2011-12-07 08:45:26
Waxa ay qiratay ugu dambeyn atariishada caanka ah Katrina Kaif iyadoo mar weliba inkiri jirtay in Salam Khan uu yahay xiriirkii jeceyl ee ugu horeeyay nolosheeda,iyadoo sii raacisay hadalada sheegaaya in aniga iyo Ranbir Kapoor wax naga dhexeeyaan waa been abuur, waanu xiriirnaa maxaa yeelay waxaa....
Katrina Kaif oo Cabsi ragga ay ka qabto soo wajahday
2011-10-04 23:49:16
Atariishda Bollywood Katrina Kaif ayaa waxaa soo waajahay cabsi layaableh oo ku aadan dhanka raga waxa ayna sheegtay gabadhaan quruxda caanka ku ah in ragga maanta jiraa jaceylku si fudud ugu dhaco, laakiin waxaa layaab leh ayeey tiri intooda badan in aysan kaala hadlayn wax guur ku saabsan....
Katrina Kaif iyo Sonakshi Oo dagaalkoodu Meel Kulul gaaray.
2011-06-07 02:49:05
Kabid markii ay warbaahintu soo saartay labada Jilaa ee ugu shacbiyada badan Bollywoodka kuwaas oo lagu sheegay in ay kala yihiin Salman Khan iyo Sonakshi, ayaa waxaa midaas ka carootay atarishada caanka ah Katrina taas oo sabab looga dhigay in Sonakshi ay kala wareegtay booskaan Katrina....
Salman Khan iyo Katrina Kaif way kala hareen
2010-08-18 20:20:42
Waxaa lagu soo warramayaa in Jilayaasha Bollywood ee wada socday mudooyinkan ee kala aha Salman Khan iyo Katrina Kaif ay haatan kala baxeen iyadoo uu Salman Khan ku dhawaaqay inay kala hareen Gacalisadiisi hore Katrina oo ay haatan kadib labaoodaba waxba iskugu darsaneyn oo ay yahin kaliya walaalo....
Katrina Kaif oo joojisay in lagu dhunkado aflaamta.
2010-05-30 00:10:17
Aktarada jilaa ee Bollywood Katrina Kaif ayaa cadeysay inaysan ka qeybqaadan doonin filimada ay ku dheehantahay dhunkashada ama baashida, waxaana ay aktaradda sheegtay inaan la arki doonin iyadoo faruuryaheeda ku qabaneyso jilayaasha ka dhinac cayaarayo aflaamta waxeeyna Katrina ku....
Katrina Kaif: Waxaa i baro afka Hindiga Saaxiibkeey Salman Khan
2010-04-11 02:56:48
Aktaradda Dalkaasi India ee Bollywood Katrina Kaif ayaa sheegtay in ay si fiican ugu hadlin luqadda Hindiga, maadaama aysan aheyn Hindi iska dhal ah oo ay hooyadeed tahay British kuna dhalatay halkaasi sidaasi darteedna ay ku fiicneeyn afka Hindiga ooka mid ah luqadaha ugu dhibka badan Aduunka....