|
|
Qaar Kamida Jilayaasha Isku Yeela Muuqaal Aan Kooda Eheyn.
2012-01-25 21:19:28
Sida aanu ognahay waxaa lagu soo galaa shirkada Bollywoodka qaabab kala duwan sida muuqaalka qurxoon qaab dhaxal ah iyo siyaaba kale laakiin sida badan waxaa lugu xulaa jilayaasha muuqaalkooda, ha yeeshee waxaa jira dad mowhibo gaara leh oo ka duwan muuqaalkooda iskuna yeela muuqaala kale marka....
Taariikhda Jilaa ee Johnny Lever ( Amadi )
2010-07-06 02:28:56
Jilaaga Majaajiliistaha ah ee Bollywood ee JohnRao Janumala oo loo yaqaano Johny Lever Somaliyana caan uga ah magaca Amadi ayaa waxuu ku dhashay magaalada Pradesh ee dalka India sanadkii 1956.
{loadposition user4}
Johnny oo ah Boqorka Qosolka iyo majaajilada ee Bollywoodka ayaa jilay ilaa....
