
Bipasha Basu iyo John Abraham Oo Kulmi Doona.
2012-05-18 09:54:43
Waxaanu horay u sheegnay in dabaal dega maalinta dhalashada soo saare Karan Johar ay ku kulmi doonaan Salman Khan iyo Shah Rukh Khan, laakiin waxaa kaloo goobta isku arki doona lamaane is waayay waayahaan.{loadposition user4}
Wararka ayaa sheegaya in xidigta Bipasha Basu iyo gacaliyeheedi....
John Abraham Oo Hadiyad Ahaan Usiiyay Akshay Kumar Mooto (Harley Davidson) Ah.
2012-05-14 07:27:24
Saaxibtinimadu malaha xaduud John ayaa hadalkaas tusaale ahaan u soo qaatay, wuxuuna hadiyay siiyay siixibkiisa ay aadka isugu dhawyihiin ee Akshay Kumar taas oo eheed Mooto nooceedu yahay (Harley Davidson).{loadposition user4}
John Abraham ayaa horay ugu balanqaaday Akashay inuu....
John Abraham Oo Sheegay In Sanadkaan Uu Guursanayo.
2012-04-29 10:28:32
Xidiga caanka ah ee Bollywoodka John Abraham ayaa niyada ka jediyay qaar badan oo kamida hablaha Bollywoodka, kadib markii uu ku dhawaaqay inuu go\'aansaday guur, dabayaaqada sanadkaan 2012.{loadposition user4}
Mar wax laga weydiiyay John xaalada isaga iyo gacalisadiida cusub, waxa uu ku....
John Abraham Oo Helay Saaxiib Cusub.
2012-04-11 06:20:08
Kadib markii uu dowr wanaagsan ka cayaaray jilaagaan caanka ah ee John Abraham filimada ( Desi Boyz) iyo (Housefull 2) oo ay wada jileen Akshay Kumar, waxa uu filimka (Dostana) la sameeyay actarka kale ee Abheshik Bachchan.{loadposition user4}
Xidigaan muuqaalka qurxoon ayaa....
Housefull 2 Oo Kubilowday Si Heer Sara Ah.
2012-04-07 07:43:09
Filimkaan Housefull 2 oo maalmo ka hor lasoo bandhigay ayaa si gaara waxa uu u qabsaday xaflada IPL, wuxuuna helay sida la sheegay bilowgii ugu wanaaagsanaa, iyadoo sidii la filaayay labo u jibaar uu ka dheereeyay.{loadposition user4}
Filimkaan ayaa subaxdii Jimcada qabsaday....
John Abraham Oo Mar Kale Police Jili Doona.
2012-04-05 05:42:26
Kadib markii uu guul wanaagsan ka gaaray jilaagaan caanka ah ee John Abaraham filimkii Force uu jilayay Policka, wuxuu mar kale diyaar u yahay in uu jilo filimka \'Kala Ghoda- No Gum, No Fun\', kaas oo ay kula jiraan xidigo kale.{loadposition user4}
Filimkaan waxa uu ka hadlayaa qiso....
Filimka Housefull 2' Oo Sedaxda April Lagu Soo Bandhigayo Sentosa Singapore.
2012-03-21 21:09:34
Bandhiga koobaad ee Filimka \"Housefull 2, waxa uu ka dhici doonaa goob weyn oo lagu raaxeysto oo ku taala dalka Singapore, waxaana lagu wadaa in filimka lagu soo bandhigo halkaas, maalinta sedaxaad ee bisha April.{loadposition user4}
Waxaa goobta imaan doona dhamaan xidigihii ka qeybgalay....
Johan Abraham Oo Markale Dhaawac Soo Gaaray.
2012-03-20 09:33:55
Waxa ay eheed isbuucyo ka hor markii uu la kulmay John Abraham dhaawac Sanka ka gaaray, mar uu isku sawiraayay filimka uu soo saraha ka yahay Sanjay Gupta ee luguy kamacaabo \"Shootout at Wadala\", laakiin John waxaa mar kale soo gaaray dhawac xili uu sameynaayay Akshan.{loadposition....
Filimka Race 2 Oo Lasoo Gabagabeeyay.
2012-03-19 09:12:59
Qaybta koobaad ee filimkaan \'Race 2\' waxa ay soo baxday sanadkii 2008-da, waxaana si fiican looga daawaday shineemooyinka, iyadoo hada uu soo gaba gaboobay qeybta labaad ee filimkaan, waxaana lagu wadaa in goor dhaw lasoo saaro Race 2.{loadposition user4}
Waxaa soosaare ka ah....
Xidigaha Isku Waqtiga Ah iyo Sida Ay U Kala Guuleysteen.
2012-03-07 07:56:40
Sanad weliba waxaa soo gala Bollywoodka fananiin cusub iyo jilayaal dhalin yaro ah oo iyana cusub, iyagoo ka dibna noqda kuwa guulo gaaray durbaba iyo qaar aan sidii larabay aan noqon oo dagaal dheer u gala sidii ay naftoodaa u gaarsiin lahaayeen halkii ay rabtay .{loadposition user4}Qormadaan....
John Abraham: Majecli Inaan Ka Ciyaaro Xafladaha Arooska.
2012-02-06 22:24:06
Jilaaga Bollywoodka ee John Abraham ayaa sheegay waxyaabaha uu jecelyahay iyo waxyaabaha uusan ka helin, wuxuuna xidigu farta ku fiiqay in waxa ugu hereeya ee uu ka helo ay yihiin jilista aflaamta, waxaa kale uu sheegay in uu jecelyahay waxyaaba ka dhaca meelaha bulshadu iskugu timaado, laakiin....
John Abraham iyo Salman Khan Oo Heshiiyay.
2012-01-26 11:24:23
Waxaa ka dhax yiil labada jilaa ee Bollywood ee John Abraham iyo Salman Khan Khilaaf muddo dheer oo ilaa afar sano iyo bar soo socday, laakiin labada jilaa ayaa ugu dambeyn heshiiyay iskuna gacan qaaday xili ay isku arkeen xaflad ay soo agaasimeen Akshay Kumar, Deepika, iyo John....
Qaar Kamida Jilayaasha Isku Yeela Muuqaal Aan Kooda Eheyn.
2012-01-25 21:19:28
Sida aanu ognahay waxaa lagu soo galaa shirkada Bollywoodka qaabab kala duwan sida muuqaalka qurxoon qaab dhaxal ah iyo siyaaba kale laakiin sida badan waxaa lugu xulaa jilayaasha muuqaalkooda, ha yeeshee waxaa jira dad mowhibo gaara leh oo ka duwan muuqaalkooda iskuna yeela muuqaala kale marka....