|
|
Ritesh iyo Glenny Oo Is Guursaday.
2012-02-04 18:09:35
Mudo dheer kedib oo ay wada socdeen Ritesh‑Deshmukh iyo Glenny waxaa daba taagnaa had iyo jeer saxaafada oo maalinba war cusub ka qori jiray, iyagoo mararka qaar sheegi jiray in ay kala hareen halka markii dambana ay cadeeyeen in guurkooda dib loo dhigay laakiin taasi waxa ay noqotay wax kama....
Xiriirka Jeceyl ee Qarsoon ee Ka Dhexeeya Xidigaha Bollywoodka.
2012-01-21 14:29:12
Dhamaanyeena waxaanu ognahay in labada amoore ee ugu caansan Bollywoodka xiligaan ay yihiin Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor waxaa ka horeeyay Bipasha iyo John, Aishwarya iyo Abhishek, laakiin waxaa jira xiriiro kale oo badan oo ka dhexeeya xidigaha Bollywoodka iyadoo qaar yihiin kuwa qarsoodiya....
Filimka F.A.L.T.U oo kulmiyay 30 Jilaa
2010-06-20 02:35:13
Filimka laga magac baxay Faltu ayaa waxa uu noqon donaa mid ay ku kulmaan in ka badan 30 jilaa oo ka mid ah Bollywoodka.{loadposition user4}
Filimkan ayaa duubistiisa la bilaawi donaa todobaadyada soo socda waxaana jilaaga koowaad ka ah xiddiga Bollywoodka ee Akshay kumar iyadoo filimka uu ka....
