
Farhan Akhtay iyo Deepika Padukone Oo Xiriir Uguba Bilaabay.
2012-04-09 09:20:51
Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayaan in gabadha muuqaalka qurxoon ee Deepika Padukone iyo soo saaraha da\'da yar ahna jilaaga Farhan Akhtay uu xiriir cusub ka dhax bilowday, waxaana la arkayay Deepika oo joogta xafiiska jilaagaan.{loadposition user4}
Labdaan jilaa ayaa iskala....
Katrina Kain Oo La Sheegay Iney Ka Dambeyso Qilaafka Ranbir iyo Deepika.
2012-04-08 07:23:42
Wararkii ugu dambeeyay ee soo baxa waxa ay sheegayaah in Ranbir Kapoor iyo deepika padukone ay dib u soo celiyeen xirirkii ka dhexeeyay, wexeyna labadaan ruux horay iskugu qilaafeen kala aragti duwanaan keentay iney kala haraan, eyadoo sababta ugu weyn ay eheed deepika padukone oo ku andacootay in....
Deepika Oo Lamagacaabay Safiirada Calaamada Ganacsi ee Garnier.
2012-03-26 21:21:59
Xidigta Bollywood ee Deepika Padukone ayaa noqotay xidig magac iyo maamuus ku leh shacabka dhaxdiisa, wexeyna saameyn ku yeelatay gudaha India iyo weliba bariga dhexe, ayadoo atariishada hada loo magacaabay safiirka calaamada ganacsi ee \'Garnier.{loadposition user4}
Deepika Padukone ayaa....
Deepika Oo Priyanka Bedelkeed Garab Istaagi Doonta Shahid Kapoor.
2012-03-21 10:03:00
Waxaa loo soo bandhigay jilaaga caanka ah ee Bollywoodka Shahid Kapoor in uu dib u jilo filimka (Knight And Day ) oo uu horay u metelay xidiga weyn Tom Cruise, waxaana la xaqeejiyay in Shahid aqbalay bandhigaas.{loadposition user4}
Warar kale ayaa sheegaya in qorshuhu ahaa in....
Filimka Race 2 Oo Lasoo Gabagabeeyay.
2012-03-19 09:12:59
Qaybta koobaad ee filimkaan \'Race 2\' waxa ay soo baxday sanadkii 2008-da, waxaana si fiican looga daawaday shineemooyinka, iyadoo hada uu soo gaba gaboobay qeybta labaad ee filimkaan, waxaana lagu wadaa in goor dhaw lasoo saaro Race 2.{loadposition user4}
Waxaa soosaare ka ah....
Deepika Padukone: Waxa Ay Ku Riyooneysaa Inay Filim La Jisho Salman Khan.
2012-03-05 19:18:39
Atariishada caanka ah ee Deepika Padukone oo lasoo shaqeysay jilayaal badan oo magac ku leh Shirkada Bollywoodka, sida Shah Rukh Khan, Akshay Kumar, Ranbir Kapoor, Abheshik Bachchan iyo qaar kale, ayaa waxa ay sheegtay in ay aad u daneyneyso in mar uun ay filim la metesho jilaaga caanka ah ee....
Ranbir Kapoor iyo Deepika Padukone iyo Baashi Maxaa Kala Heysta.
2012-02-27 09:13:04
Labda jilaa ee Bollywoodka Deepika Padukone iyo Ranbir Kapoor ayaa mar kale xiriirkoodu soo wanaag sanaanayaa, wexeyna labadoodu ku balansanyihiin in ay wada jilaan filim cusub, kedib kala hardoodi.{loadposition user4}
Xidigahaan ayaa mar kale isku arki doona filimkaan, wexeyna labadoodu....
Malaga Yaabaa In Uu Soo Laabto Jeceylkii Rambir iyo Deepika?
2012-02-02 20:27:38
Warar Cusub oo soo baxaya ayaa sheega in Deepika Padukone iyo gacaliyeheedi hore ee Rambir Kapoor laga yaabo in ay mar kale isku soo laabtaan, xidigahaan oo kala maqnaa muddo dheer ayaa ugu dambey waxaa magacyadooda mar labaad lagu arkay bogaga hore ee wargeysyada.{loadposition user4}
Kadib markii....
Ranbir Kapoor Oo Ixtiraam U Muujiyay Gacalisadiisi Hore Ee Deepika Padukone.
2012-01-24 16:53:51
Ranbir Kapoor oo ah jilaa si fudud ku soo caan baxay filimadiisa aad loo jecelyahay ayaa isbuucaan waxa uu sameeyay arin aad loola yaabay oo dad ban ku noqotay fajiciso kedib markii uu labada lugood ka taabtay gacalisadiisi hore ee Deepika Padukone mar la qeybinaayay abaalmarin.{loadposition....
Deepika Padukone Oo U Dabaal Degtay Dhalashadeedi 26-naad.
2012-01-05 10:27:07
Waxa ay udabaal degtay maanta oo Khamiis ah atariishda Bollywoodka ee Deepika Padukone dhalashadeedi 26-naad wexeyna hambalyo ka heshay jilayaal badan oo ay asxaab yihiin, iyadoo Deepika dhalashada farxadeeda ku qabsatay gurigeeda sucub iyo qoyskeeda dhaxdooda.{loadposition user4}
Deepika ayaa....
Preity, Kareena iyo Deepika Muuqaalo Cusub.
2011-12-14 14:56:23
Sedadaxdaan Jilaa waxa ay kamid yihiin atariishadaha ugu shidan Bollywoodka in kastoo marka da\'ahaan la eego ay kala weyn yihiin hidana wax sidaasa uma dhexeeyaan oo dad isku xig xida, waxaana lagu tiriyaa in ay kamid yihiin atariishada ugu muuqaalka wanaagsan ee soo maray....
Xidigaha Ugu Shidan Bollywoodka 2012, Dhinaca Filimada.
2011-12-01 23:29:27
Madhuri Dixit\'s ayaa la kulantay bandhigyo aad u badan kedib markii ay ku soo laabatay Bollywood mudo dheer kedib, wexeyna ogolaatay in ay metesho qeybta labaad ee filimka (fashion) iyadoo booskaan ka bedeshay atariishada Priyanka Chopra, waxaa kale oo ay saxiixday atariishadaan Filimka....
Deepika: Waxaan jeclahay inaan filim la keeno Himesh Reshamiya
2011-11-24 21:51:48
Atriishada da\'da yar ee Bollywood ee Deepika Padukone oo u warrameysay TV ayaa ayaa waxey sheegtay inay aad u jeclaan laheyd in ay filin la keento Heesaaga ahna Jilaaga laga daba dhacay ee Hindiya laguna magacaabo Himesh Reshammiya.{loadposition user4}Deepika ayaa tiri \"Hadii la i dhaho....
Deepika Padukone Oo Qaabili Doonta John Abaraham Filimka Rice2
2011-11-20 09:16:17
Waxaa qeybtiisi labaad lasoo wadaa Filimka \"Rice 2\" waxaana markaan ku jira wejiyo cusub oo aan eheyn kuwii horay u jilay qeybta koobaad, sawirka Filimkaan ayaa lagu wadaa in isbuuca soo socda uu bilaawdo, laakiin waxaa la bedelay qaabkii wax ku socdeen oo eheed in Deepika Padukone ay u noqoto....
Dooro Atriishada aad siin laheyd Sanadka tan u shidan Bollywood?
2011-09-29 23:53:16
Halkan Hoose ka dooro Atriishada Bollywood ugu shidan Sanadkan 2011 oo aad siin laheyd Best Actress of Filmfare, markad codeysid kadibna si aad u aragto natiijadada taabo meesha hoose ay ku qorantahay View Results Jilaa
info@jilaa.com
{loadposition....