
Maxaa Keenay In Fanaanku Sheegto Hees Qof Kale Leedahay?
2012-04-27 01:24:15
Maqaalkaan waxaan ku iftiiminayaa sababaha ugu waa weyn ee ka dambeeya in fanaanku sheegto hees aanu leheyn, arintaan matahay wax fanka Soomaalida ku cusub mise waa wax horay u jiri jiray?, mexeysa u dhimi kartaa magaca qofka lagu tilmaamay in uu sameeyay xatooyo hees kale oo qaf nool ama dhintay....
Fanaanada Nimco Dareen oo hees caan ah xatooyo ku samaysay.
2012-04-26 11:19:18
Heesta Booli oo ay caan ku noqotay fananada Nimco Dareen,ayaa la ogaaday inay tahay hees horay u qaaday fananada caanka ah ee Marwo Abdi.{loadposition user4}
Mar waraysi laga qaaday Fananada Nimco Dareen sanadii 2010 ay ku sheegatay heesta Booli ay leedahay ayada,uuna u sameyay abwaan....
Dareen iyo Biif Oo Soo Saaray Muuqaalka Laxaw Daawo.
2012-02-22 11:22:00
Xidigaha Fanka Soomaliyeed ee kala ah Nimco Dareen iyo Axmed Biif ayaa soo saaray muuqaalka Heesta Laxaw oo maqalkeedu soo baxay bilowgii sanadkaan, waxaana heesta maqalkeeda iyo muuqaalkeeda intaba lagu soo sameeyay wadanka isu taga Imaaradka Carabta ee Dubai oo Nimco Dareen booqasho ku....
Afartaan Fanaan Qiimo Intee La Eg, Ayey Ku Leeyihiin Fanka Soomaliya?
2012-02-06 10:01:18
Fanka Soomalidu waa fan Taariikh dheer leh wuxuuna soo maray xiliyo kala duwan, balse u jeedadu maaha in aan hada ka sheekeyno tariikhdii iyo horu markii uu fanku soo maray, laakiin waxaan rabaa in iftiin yar ku shido maanta iyo halka fanku maraayo, matahay meeshii larabay? mise fan maba jiro ee....
Dareen iyo Biif Oo Soo Qaaday Hees Cusub Oo Lugu Magacaabo 'Laxaw'.
2012-01-11 07:32:25
Fanaanada weyn ee Nimco Dareen ayaa soo saartay sanadkaan cusub ee 2012 heeso dhowr ah oo midiba tan kale ka darantahay, iyadoo fanaanadu mar kalse soo saartay hees ay wada qaadayaan hobolka Axmed Biif oo kamida fanaaniinta ugu wanaagsan xiligaan.{loadposition user4}Hesstaan cusub ee Nimco soo....
Nimco Dareen Oo Heeso Cusub Ku Soo Dhaweysay Sanadka 2012 [Daawo]
2012-01-01 19:09:26
Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Nimco Muxumad (Nimco Dareen) ayaa hees ku soo dhaweysay sanadka cusub ee 2012, heesta oo ah jaceyl ayaa aad kuu soo jiidaneysa marka ay dhegahaada ku soo dhacdo, waxaana miraha laxanka iyo Mucis intabada saaray heeska kooxda Wadani Stars ee ka dhisan ismaamulka....
Nimco Dareen Fanaanada Ugu Socdaalka Badan.
2011-12-22 13:41:02
Fanaada caanka ah ee Soomaaliyed Nimco Dareen ayaa noqotay fanaanada ugu shacbiyada badan fanaaniinta Soomaalida iyadoo aduunka meel kasto oo soomalidu joogto ka tuntay heeseheeda macaan, waxaana la dhihi karaa Nimco waa fanaanada ugu socdaalka badan xiligaan waxeyna booqasho faneed ku tagtay....
Nimco Dareen: Waa been aan sal iyo raad laheyn inaan Nin cadaan ah guursaday.
2011-11-20 14:21:01
Fanaanada Soomaaliyeed ee Nimco Dareen ayaa waxay ka hadashay arrin maalmahan dambe ay isla dhex marayeen website-yada qaarkood oo ahaa sawir Haweeney shabbahda fanaanada oo aroos ay nin caddaan la galeyso afkana ka dhunkaneeysa kaasoo lagu faafiyay websiteyada bulshada ay ku xeriiraan iyo....
Nimco Dareen oo ku raaxeysatay Heestii Calaf ee Dhaantada Cusub
2011-11-08 09:48:57
Sidii looga bartay Fanaanada Nimco Dareen markale soo saartay hees Dhaanto nooca casriga ah , waxeyna Nimca kasii daysay heestaan Barmaanijkii Habeenkii Ciidda ee Tv-ga Universal.{loadposition user4}Heestaan oo halkudhageeda yahay Calaf ayaa noqotay mid xaadda istaajisay dadka ku raaxesyta heesaha....
Nimco Dareen iyo Cali Bashiir Dhaanto Cusub ayay ku gaardiyeen
2011-11-01 22:41:54
Nimco Dareen oo waayahan ku sugneyd Magaalada Jigjiga ee Dowlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya ayaa waxey markale kusoo tuurtay hees Dhaanto ah ay wada qaadayan Fanaanka Cali Bashiir oo caan ku ah Dhaantada cusub kaasoo ah isna fanaan ku nool Jigjiga loogana bada dhacay Dhaantada nooca....
Nimco Dareen oo si kulul u weerartay Website-yada ka been abuurtay.
2011-10-12 12:02:37
Fanaanada Soomaliyeed ee Nimco Dareen oo dhawaan safar ku tagtay dhulka ay kasoo Jeeddo Ismaamulka dowlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya ayaa waxey cambaareysay si ku kululna ugu jawaabtay warar been ahaa oo ay ka qoreen qaar ka mid ah website-yada wararkaasoo ahaa in Nimco Dareen la xeray oo....
Nimco Dareen oo Jigjiga lagu soo dhaweeyay dhaantana ku tuntay
2011-09-30 21:31:54
Fanaanada Nimco Dareen oo lagu naaneeso Boqorada Dhaantada ayaa waxey ku laabatay dhulka asal ahaan kasoo jeeddo ee Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya gaar ahaan magaalada Jigjiga iyadoo Nimco Dareen loo soo dhaweeyay si aad u heersareysa waxaana garoonka ugu yimid wasiirro iyo....
Nimco Dareen Heesteeda Ubad oo maalmahan Kacsan
2011-05-09 20:21:11
Heesta Ubad oo ay ku luqeyso Fanaanada Nimco Dareen ayaa maalmahan aad looga dhageystaa Goobaha ay Soomaalida iskugu timaado ama ku caweyso iyadoo dhanka kalena dadka isticmaala facebook ay aad u wada wadaagaan heestaas dhageysigeeda.{loadposition user4}Nimco Dareen oo ah Boqorada Dhaantada....