
Fartuun Birimo iyo Faysal Hanad Oo Is Guursaday!
2012-03-10 08:32:38
Warbixintaan waxay inta badan caan ka noqotay wadanka Kenya, iyadoo maal mahaan hal heyska magaalada Nairobi uu ahaa fanaanka da\'da yar ee Faysal Hanad iyo Fanaanada weyn ee caanka ah Fartuum Axmed Sahal Birimo oo isguursaday.{loadposition user4}Layaab maahan guurku balse dadweynaha....
Came On Bayb Kiss Me Muuqaal Cusub Birimo iyo Hanad Daawo.
2012-02-19 20:01:49
Fanaanda caanka ee Fartuun Ahmed Sahal iyo fanaanka da\'da yar ee Feysal Hanad ayaa soo qaaday hees qaab casriyeysan loo sameeyay erayadeeda sida ka muuqata, wexeyna ka dhax qaadeen heesta goob dhalinyaro iskugu timi oo si wanaagsan loogu baashaalayay.{loadposition user4}
Fartuun oo....
Boqorada Niikada Fartuun Birimo iyo Hees Cajiiba Daawo
2012-02-10 10:37:23
Fanaanda caanka ah ee Fartuun Axmed Sahal Birimo ayaa sanadkaan guduhiisa soo saartay muuqaaladii ugu badnaa heeseheeda kuwii ay horay u qaaday iyo kuwa cusub intaba, waxaana kamida heesaha fanaanadu soo saartay hees lagu magacaabo \"Indhahaa ku dheygaga\" oo ah hees aad u macaan.{loadposition....
Afartaan Fanaan Qiimo Intee La Eg, Ayey Ku Leeyihiin Fanka Soomaliya?
2012-02-06 10:01:18
Fanka Soomalidu waa fan Taariikh dheer leh wuxuuna soo maray xiliyo kala duwan, balse u jeedadu maaha in aan hada ka sheekeyno tariikhdii iyo horu markii uu fanku soo maray, laakiin waxaan rabaa in iftiin yar ku shido maanta iyo halka fanku maraayo, matahay meeshii larabay? mise fan maba jiro ee....
Hees Roomansi ah Fartuun Birimo Daawo.
2012-01-29 15:28:59
Fanaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Fartuun Axmed Sahal \"Birimo\" ayaa soo saartay muuqaalo iyo Heeso kala duwan, waxaan idiin soo gudbinay maalma ka hor wareysi dheer oo fanaanadu ka bixisay qaabka fankeeda, kaas oo ay ku jireen heeso cusub iyo kuwa hore intaba.{loadposition user4}
Heestaan....
Fanka iyo Fartuun Birimo Wareysi Dheer Daawo.
2012-01-24 15:46:33
Fartuun Axmad Sahal Birimo ayaa wareysi dheer oo meela badan taabanaya siisay Tv-ga Universal waxaana wareysigaan oo loogu magacdaray fanka iyo Fartuun Birimo layeelatay weriye Xamdi Maxamed Kediye oo fanaanada kula kulantay Kenya Nairobi, waana wareysi aad u dheer oo heeso iyo sheeko....
Fartuun Birimo iyo Feysal Hanad Oo Dhaanta Dheelaya Daawo.
2012-01-15 14:43:46
Fartuun Axmed Sahal Birimo iyo kooxda Waayaha Cusub ayaa soo saaray hees lagu magacaabo Guul iyo Midnimo oo Dhaanta ah, waxaa heesta si wanaagan uga dhax muuqata Fartuun Birimo oo jabaq iyo jiib wanaagsan ka heleysa dhalinyaro kamida kooxda Waayaha Cusub.{loadposition user4}Kooxda Waayaha Cusub....
Boqorada Niikada Birimo Oo Baashaaleysa [Daawo]
2011-12-02 17:30:02
Fartuun Axmed Sahal Birimo waxa ay ka mid tahay fanaaniinta Soomaaliyeed kuwa loogu jecelyahay waana fanaanad jecel mar weliba in ay qanciso taageera yaasheeda, iyadoo heesaha ay qaado kuwa muuqaalada ah u metesha si hagar la\'aani ku jirto, oo xitaa marar qaar ku ciyaarta Mucis aan kacsaneyn amaba....
Daawo Fartuun Birimo oo ku Baashaleysa Qaaci
2011-07-08 01:58:02
Fanaanadda Soomaaliyeed ee Fartuun Axmed Sahal oo loo yaqaano Fartuun Birima ayaa waxaa video gan ka muuqata inay kusoo bandhigtay ciyaar Niiko style oo iyada gaar u ah taasoo ah Niiko Soomaali oo ay ku dartay qaabka carabta ee Bellydance loo yaqaano {loadposition user4} iyadoo ku....
Fartuun Birimo: Boqorada Niikada [ Daawo ]
2011-05-11 15:32:59
Fanaanada Soomaliyeed ee Fartuun Ahmed Sahal oo Fartuun Birimo loo yaqaano ayaa waxaa waayahan waxaa ay soo bandhigtay Qoob ka ciyaar nooca niikada ah oo ay ku larto heesaheeda xiliga ay Masraxa sida tooska ah u saarantahay taasoo ah mid ay Fartuun gaar u leedahay iyadoo si waali ah xergaha....
Fanaanada Ikraan Caraale oo la soo shaacbaxday qaab cusub,
2010-10-12 03:21:53
Ikraan Caraale oo ah Fananad da' yar oo mustaqbalka ku leh fanka Soomaalida ayaa soo saartay hees cusub oo lagu magacaabo Gaarsiiya,muuqaalkeeduna uu aad u sareeyo kana muuqato dareen jaceyl iyo waliba soo jiidasho cajiib ah.{loadposition user4}Fananada ayaa durba fanka Soomaalida la soo gashay....
Fartuun Birimo oo noqotay fanaanada ugu dareenka badan Soomaalida .
2010-09-18 04:31:17
Fanaanadda Soomaaliyeed ee Fartuun Axmed Sahal oo loo yaqaano Fartuun Birimo ayaa noqotay waayahan dambe fanaanad aad usoo jiidatay indhaha dhalinyaro badan aan guursan kadib markii ay sheegeen inay aad ugu helaan fankeeda iyo guud ahaan qib jireedkeeda oo ay waayahaan dambe ay aad usoo bandhigtay....
Fartuun Birimo oo noqotay fanaanada ugu dareenka badan Soomaalida .
2010-09-18 04:31:17
Fanaanadda Soomaaliyeed ee Fartuun Axmed Sahal oo loo yaqaano Fartuun Birimo ayaa noqotay waayahan dambe fanaanad aad usoo jiidatay indhaha dhalinyaro badan aan guursan kadib markii ay sheegeen inay aad ugu helaan fankeeda iyo guud ahaan qib jireedkeeda oo ay waayahaan dambe ay aad usoo bandhigtay....
Taariikh faneedka Fartuun Birimo
2010-03-06 03:37:07
Fartuun ahmed sahal (birimo) waxay fanka soo gashay 1994 waxaa ku soo jiiday fanaka nin a yirahdo toolmoon fartuun fanak figaraday ka haysatay wuxu ahaa in uu fanku dhib miidhan yahay taas oo run ah fartuun hore fan uma gelin heesan ma lahayan taas oo dhibta dhibteedi ah lakiin nasib kay lahay baa....