
Ajay Devgan: Abaalmarinada Filimada Bollywoodka Wax Qiimaa Malahan.
2012-05-01 09:46:27
Jilaaga Bollywoodka ee Ajay Devgan ayaa weerar culus ku qaaday abaalmarinada filimada Bollywoodka, isagoo yiri dadka ku guuleysta abaalmarinada waxaa la bedela daqiiqadaha ugu dambeeya, kuma kalsooni abaalmarnta filimada Bollywoodka.{loadposition user4}
Waxa uu sii raaciyay Mr Ajay....
Salman Khan Oo Ka Soo Muuqan Doona Filimka Cusub Ee Ajay Devgan.
2012-03-31 07:20:42
Jilaagaan caanka ah ee Salman Khan waxa uu xiiriir aad u fiican la leeyahay jilaaga kale Ajay Devgan, waxayna iskala qeyb galeen labada actars shaqooyin badan sida, Hum Dil De Chuke Sanam, London Dreams, iyadoo hadana uu Ajay soo soorayo filimka cusub oo lagu magacaabo \"Son Of Sardar\" ugana....
Ajay Devgan iyo Arjun Paju Oo Raashin Sumaysan Cunay.
2012-03-13 19:58:52
Xidigahaan kala ah Ajay Devgan iyo Arjun Paju ayaa la xanuunsanaya rashin sumeysan oo ay cuneen, kedib markii ay fasax galeen isbuucaan gudihiisa, waxaana labada atoore ay cuneen raashin diyaarsan kadibna wey ku jiradeen.{loadposition user4}
Xaalada labdaan jilaa ee Ajay iyo Artun....
Ajay Devgan Oo Weerar Afkaa Ku Qaaday Hrithik Roshan.
2012-02-13 19:29:55
Jilaagaan canka ah ee Ajay Devgan ayaa amaanay Sanjay Dutt oo saaxibo isku dhaw yihiin halka uu dhinaca kale weerar culus ku qaaday Hrithik Roshan, Ajay ayaa yiri guul kasto oo ka timaada filimka cusub ee \"Agneepath\" waxaa leh Sanjay Dutt waana in sidaas la ogaado.{loadposition....
Kajol: Waxaan Ku Faraxsanahay Caruurteyda.
2012-01-22 00:37:32
Atariishada Caanka ah ee Kajol oo filimkii ugu dambeeyay uu ahaa \"toonpur ka superhero\"ayaa tiri waxaan aad ugu faraxsanahay qaabka wanaagsan ee nolosheydu u socoto maxaa yeelay waxaan ahay Hooyo wanaagsan iyo Atariiho fiican taasina waa guul heer sara ah.{loadposition user4}
Kajol ayaa mar kale....
Xidigaha Hogaamiya Bollywoodka Xiligaan, Maku Raacsantahay?.
2012-01-12 12:46:34
Qormadaan xiisaha badan waxaa maanta lagu qoray mid kamida websityada ugu afka dheer ee ka faalooda Bollywoodka, isagoo ku bilaabay hadalka: Filimada India waxa ay maanta marayaan meesha ugu sareysa qof kastoo aamin sanaa in Bollywoodka uu xaqiro ama is moogeysiiyo maanta waxa uu marayaa meel aan....
Ajay Devgan Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta Bhaskar Awards.
2012-01-10 15:54:40
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Ajay Devgan ayaa maanta ku guumeystay abaalmarintaan \'Bhaskar Awards\' wuxuuna gacan weyn ka helay walaalaha Bollywoodka iyo taageera yaashiisa waana markii ugu horeysay ee Ajay ku guuleysto jaa\'izadaan, wuxuuna mahad weyn uga hayaa taageera yaashiisa oo....
Yaa Kamida Saaxibada Ugu Dhaw-Dhaw Bollywoodka Mithun Chakraborty?
2011-12-04 16:26:58
Jilaaga caanka ah ee Bollywood mithun chakraborty ayaa sheegay saaxiibada ugu qaalisan marka lasoo hadal qaado jilayaasha Bollywoodka, mithun oo kamida actarada ugu wanaagansan taariikhda Bollywoodka ahna jilayaashii shaashada heystay sedeetanki iyo sagaashamaadki welina soo taagan ayaa....
Akshay Kumar iyo Ajay Devgan oo isla jilaya Bad Boys II
2011-08-18 15:18:56
Labada Jilaa ee Bollywood action-ka looga daba dhacay Akshay Kumar iyo Ajay Devgan ayaa soo wada filim dib loo sameynayo remake ah oo dagaal ama action ah waxaana lagu magacaaba filimkan Bad Boys II waxaana soo saari doona Rohit Shetty.{loadposition user4}Ajay iyo Khiladi Kumar ayaa....
Jilayaasha 40- ka sano ka weyn ee bollywood oo ku tuntay kuwa cusub
2011-08-03 11:49:18
Bollywood ayaa waxaa wali hogaanka u hayo jilayaal cuslaaday kuwaasoo sanadka 40 jirka kor u dhaafay waxaana muuqato in jilayashii hore ay haatan wali aruursanayaan waxii abaal marin ah ha ahaato best actor , ama best films , hadaba maxaa jaanis ay u heli waysan yahiin kuwa cusub oo....
Ajay Devgan oo 8 Sano kadib Filim Action ah keenay
2011-07-22 12:03:27
Jilaaga Bollywood Ajay Devgan oo caan ku ahaa filimada Actionka ama dagaalka ayaa kusoo laabtay doorkiisii lagu yaqaanay kadib markii uu shaashadaha soo saaray filinka Singham asigoo sheegay inuu aad ugu raaxeystay filinkan markuu saxiixay heshiiskiisii asigoo inta ku daray inuu muddo 8 sano ah....
Ajay Devgan Oo Noqday Jilaaga loogu Kalsoonida badanyahay Bollywoodka.
2011-06-26 16:31:13
Jilaagaan caanka ah Ajay Devgan ayaa mudo 20-sanaa ku guda jiray Masraxa Aflaamta ee Bollywood waxa uuna gaaray guulo kala duwan, Ajay ayaa waqtiyadii ugu dambeeyay waxa uu gaaray guulo waaweyn oo is xig xiga waxaana loo bixiyaya magaca ah aktarkii Bangiga. {loadposition user4}
Ajay....
Ajay Devgan oo markii ugu horeysay Kashaqeynaya Talafeshin.
2011-05-26 23:56:41
Waxaa u suura gashay Talafeshinka India in ay soo jiitaan garbaha ugu waaweyn Bollywoodka kuwaas oo u sameynaya xayisiinta dhanka Aflaamta ama in ay noqdaan garsoorayaal dhanka barnaamishayada lagu qabanaayo Talefeshinka.{loadposition user4}Markaan waxaa usuura gashay in ay helaan Xidig ....