
Shirkada Yash Raj Oo Ka Wel Welsan Aamir Khan iyo Dhoom3.
2012-03-27 19:36:02
Waxaa soo baxay warar is burinaya kuwaas oo sheegaya in shirikada Yash Raj ay naxsantahay, kedib markii Aamir Khan uu sheegay in uu isaga baxayo Filimka Dhoom 3\', sababo la xirira filimkiisa Rajkumar Hilani.{loadposition user4}
Warar kasoo baxay shirkada Yash Raj ayaa lagu sheegay in....
Aamir Khan Oo Ka Fogaaday Qalabka Warka Baahiya.
2012-03-12 10:36:26
Xidigaan caanka ah ee Aamir Khan ayaa sheegay in xiligaan uu ka fogaanayo aaladaha leyskula xiriiro, xoogana uu saarayo mashaariicdiisa shaqo, Aamir ayaa caan ku ah in uusan qaban Telafonkiisa, wuxuuna aaminsanyahay in uusan waxba uga baahneyn la,aantiisna uu noolaan karo, laakiin waxaa mar kale uu....
Aishwarya Rai Mala Shaqeyn Doontaa Aamir Khan?
2012-02-19 19:18:15
Warar aan la hubin oo soo baxaya ayaa sheegay in atariishada caanka ah ee Aishwarya Rai lagu arkay nawaaxiga magaalada Mumba iyada iyo Aditya Chopra, waxaana labadooda dhax maray sida la sheegay kulan aan caadi eheyn.{loadposition user4}
Si kastaba hanoqotee waxaa la tilmaamay in Aishwarya....
Akshay Kumar, Aamir Khan,iyo Salman Khan Oo Wada Jilaya Filimka PAIYAA.
2012-01-28 20:04:02
Jilayaashaan sedaxda ah ee Salman, Akshay iyo Aamir ayaa la sheegay in ay dib u soo cusboo neysiinayaan filimka Paiyaa, wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxay Bollywoodka ayaa sheegaya in labadaan jilaa ee reer Khan iyo Akshay Kumar ay doonayan dib u soo celinta filimkaan Paiyaa.{loadposition....
Rani Mukhergee Oo Atariishad Ka Noqoneysa Filimka Dhoom3.
2012-01-23 17:36:58
Filimka Dhoom 3\' waxaa hogaamiye ka ah actarka caanka ah ee Aamir Khan waxaana la xaqeejiyay in Rani ay ku wehli doonto flimkaan kedib markii loo magacaabay in ay ka noqoto atariisho Dhoom 3\'.{loadposition user4}
Rani oo kamida atariishadaha ugu wanaagsan Bollywoodka waxaa arintaan u soo....
Xidigaha Hogaamiya Bollywoodka Xiligaan, Maku Raacsantahay?.
2012-01-12 12:46:34
Qormadaan xiisaha badan waxaa maanta lagu qoray mid kamida websityada ugu afka dheer ee ka faalooda Bollywoodka, isagoo ku bilaabay hadalka: Filimada India waxa ay maanta marayaan meesha ugu sareysa qof kastoo aamin sanaa in Bollywoodka uu xaqiro ama is moogeysiiyo maanta waxa uu marayaa meel aan....
Kee Ku Nuuraaya Lixdaan Jilaa Rani.
2011-12-12 09:55:14
Hrithik iyo Rani
Jilayaashaan dhamaantood waxa ay filimo lajileen atariishada caanka ah ee Rani Mukherjee oo ah mid kamida atariishadaha ugu wanaagsan Bollywoodka, iyadoo mudo aan yarey ku jirta shirkadaan caanka ah ee Boollywood, Lixdaan Actars ayaa kala ah: {loadposition user4}
Shah Rukh....
Aamir Khan Oo Loo Magacaabay Safiirka UNICEF Ee India.
2011-12-05 20:45:27
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Aamir Khan ayaa loo magacaabay safiirka UNICEF, Aamir oo wayahaan ka shaqeynaayay xayisiiska dalxiiska iyo buun buunintiisa ayaa hada helay shaqo safiir nimo ah oo raacsan hey\'ada UNICEF gaarahaan gudaha Hindiya, taas oo ka shaqeyneysa quudinta caruurta iyo....
Aamir Khan oo Dhoom 3 soo wado
2011-10-17 19:42:55
Jilaaga Aamir Khan ayaa ayaa shaaciyay goorta uusoo baxi doono filinkiisa aad loo wa sugayay mudada dheer ee Dhoom 3, waxuuna Aamir Xusay in dhawana la bilaabay Jilitaanka filimkaasi , uuna shaashadaha soo kori doono bisha u horeysa Sanadka 2013 maadaama ay sameynta filinkaasi qaadan....
Aamir Khan oo diiday Dhunkashada Katrina Kaif.
2011-10-13 14:15:57
Katrina ayaa diiday in la shumiyo Filimadeeda cusub ee hadda shaqadooda ay ku guda jirto, laakiin markaan waxaa diidmadu ka timid dhanka Aamir Khan oo sheegay in uusan dhunkan doonin Katrina.{loadposition user4} Aamir ayaa qeexay in marnaba uusan baashiyeeyn doonin Katrina Kaif Filmka cusub....
Aamir Khan: Salman Khan ayaa kaalinta koowaad ku jira Bollywood
2011-09-10 06:44:22
Sida Caadada ka ah Bollywoodka ayaa jilaa waliba waxuu doonayaa inuu noqdo kan hoggaaminayo aktarada balse Aamir Khan waxa ka muuqato inuu kaalin ama libin la jecelyahay jilaaga Salman Khan kaasoo uu sheegay inuu haatan yahay qofka nambarka koowaad kaga jira Bollywood marka laga....
Jilayaasha 40- ka sano ka weyn ee bollywood oo ku tuntay kuwa cusub
2011-08-03 11:49:18
Bollywood ayaa waxaa wali hogaanka u hayo jilayaal cuslaaday kuwaasoo sanadka 40 jirka kor u dhaafay waxaana muuqato in jilayashii hore ay haatan wali aruursanayaan waxii abaal marin ah ha ahaato best actor , ama best films , hadaba maxaa jaanis ay u heli waysan yahiin kuwa cusub oo....
Karan Johar oo doonayo Aamir Khan inuu la shaqeeyo
2011-07-23 10:30:45
Directorka ama Soo saaraha weyn ee Bollywood Mr Karan Johar ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday inuu aad u daneynayo la shaqeynta Jilaaga Aamir Khan kaas oo uu Karan Johar aaminsanyahay hadii uu ka ogolaado inuu guul weyn ka gaari doono filimadiisa.{loadposition user4}Karan ayaa daawaday filinka Delhi....
Aamir Khan: waxaan Jecelahay in aan Salman Khan Lajoogo mar waliba.
2011-07-04 22:02:34
Jilaaga caanka ah Aamir Khan ayaa yiri anigu ma awoodo in aan talaaba qaado Salman la,aantiisa, asigoo sheegay in ay yihiin laba qof oo saaxibo ah walaaltinimana u dheeray oo wax la siisto aana jirin. {loadposition user4}Markii Aamir uu yiri Salman jidka kaliya ee uu ku guursan karo....