|
|
LL Cool J iyo 2012 Grammys
2012-02-08 22:50:55
Maalmo qura oo ka dhiman abaal marinta Grammy Awards ayaa lagu sii dhawaaqay qofka marti galin doona, halkaasoo fanaaniin badan rajeyaan inuu magacooda liiska ka muuqda. Fanaanka iyo Jilaaga heesaha rap-ka loo yaqaan ku caanka ah LL Cool J, ayaa markii 3aad marti galin doona xafaladan....
Laba Dhagax oo Oslo kala fududeysay
2012-01-04 16:30:05
Fanaanda laga daba dhacay ee Zeynab Laba Dhagax oo ka waalisey sanadka cusub. Halka eey ku mashquulsanayeen fanaaniinta kale sida Fiska iyo Dareen iney heeso cusub soo saaran sanadka 2012, ayey Laba Dhagax ku jamaneeysey masrax ee soo buux dhaafiyeen Somalida ku nool Oslo, Norway.....
