Maxamud Sangub oo wareesatay BBC |
Farxiya Khaliif (Jordan) iyo Wiilwaal |
Libaan Aden oo Jilaa wareeysatay |
K'naan oo BBC ka wareesatay. |
|
More in: Codka Fanaanka |
| Xaflad lagu Caawinayo Cadi Cali Bacalwaan oo ka dhacday Minnesotta |
|
|
|
| Saturday, 31 July 2010 12:53 |
|
Xafladaan oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mid ah fanaaniinta iyo bulshada qeeybeheda kala duwan ayaa waxaa ka soo qeebgalayaasha ka mid ahaa Cabdi Muuse Maaxaay oo ah nin wax u qabto caruurta Soomaaliyeed ee cudurada iyo dhibaatooyinka soo gaaraan marka ay ku suganyahiin dalka Somalia sidoo kale ahna gudoomiyaha ururka Somcare Maaxaay oo meesha ka hadlay ayaa waxa uu halkaasi ka bilaabay in uu aruuriyo deeq iyo lacago waxii loogu tala galayay fanaanka waxuuna isagoo ka hadlaayo yiri "sidee noqonleheed maanta Bacalwaan hadii uu walaalkaa ahaan lahaa ama Aabahaa uu ahaan lahaa ama uu ahaan lahaa saaxiibkaa sidoo kale Cabdi Muuse Maaxaay ayaa ka codsaday dadkii kasoo kasoo qeybgalay goobta inay shandaqiiqo dhagahooda amaahiyaan si uu wax ugu sheego taariikhda Fanaanka Bacalwaan iyo dhibaatada maanta haysato. ![]() Sidoo kale waxaa meesha ka hadashay fanaanada weyn Cadar Axmed Kaahin oo mahad balaaran u jeedisay gabadhi figradaan laheyd isla markaasna ku tilmaantay gabar qadarin iyo qiimo ku leh bulashada somaliyeed iyadoo safka hore ugu jirto dadka caawiyo walaalahooda Soomaaliyeed. Waxa uu Sheegay xiriiriyahii barnaamijkaasi in uu la hadlay Bacalwaan uuna u mahad celiyay dadweynihii ka soo qeybgalay ee isku howlay inay taageeraan, waxaana ka mid ahaa gudiga dhaqaalo uruurinta hooyada fanka Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura),
Sakariye Xaaji |
Fanaanade u kacsan?
Comments
alfanaan bacalwaan waxaan ilahey uga barya inuu ilahey caafiyo xanuunkana ilahey haka qado. aamiin aamiin