|
|

John Abraham iyo Salman Khan Oo Heshiiyay.
2012-01-26 11:24:23
Waxaa ka dhax yiil labada jilaa ee Bollywood ee John Abraham iyo Salman Khan Khilaaf muddo dheer oo ilaa afar sano iyo bar soo socday, laakiin labada jilaa ayaa ugu dambeyn heshiiyay iskuna gacan qaaday xili ay isku arkeen xaflad ay soo agaasimeen Akshay Kumar, Deepika, iyo John....
Qaar Kamida Jilayaasha Isku Yeela Muuqaal Aan Kooda Eheyn.
2012-01-25 21:19:28
Sida aanu ognahay waxaa lagu soo galaa shirkada Bollywoodka qaabab kala duwan sida muuqaalka qurxoon qaab dhaxal ah iyo siyaaba kale laakiin sida badan waxaa lugu xulaa jilayaasha muuqaalkooda, ha yeeshee waxaa jira dad mowhibo gaara leh oo ka duwan muuqaalkooda iskuna yeela muuqaala kale marka....
Ranbir Kapoor Oo Ixtiraam U Muujiyay Gacalisadiisi Hore Ee Deepika Padukone.
2012-01-24 16:53:51
Ranbir Kapoor oo ah jilaa si fudud ku soo caan baxay filimadiisa aad loo jecelyahay ayaa isbuucaan waxa uu sameeyay arin aad loola yaabay oo dad ban ku noqotay fajiciso kedib markii uu labada lugood ka taabtay gacalisadiisi hore ee Deepika Padukone mar la qeybinaayay abaalmarin.{loadposition....
Rani Mukhergee Oo Atariishad Ka Noqoneysa Filimka Dhoom3.
2012-01-23 17:36:58
Filimka Dhoom 3\' waxaa hogaamiye ka ah actarka caanka ah ee Aamir Khan waxaana la xaqeejiyay in Rani ay ku wehli doonto flimkaan kedib markii loo magacaabay in ay ka noqoto atariisho Dhoom 3\'.{loadposition user4}
Rani oo kamida atariishadaha ugu wanaagsan Bollywoodka waxaa arintaan u soo....
Shahid Kapoor Oo Soo Dhaweyn Kala Kulmay Karan Johar.
2012-01-22 16:57:19
Jilaaga caanka ah ee Bollywood Shahid Kapoor ayaa soo dhaweyn kala kulmay labada soo saare ee Karan Johar iyo Punit Malhotra waxaana la xaqeejiyay in filim loo dhiibay Emraan Hashmi lagu wareejiyay Shahid Kapoor daqiiqadihii ugu dambeeyay si kedis ah.{loadposition user4}
Karan Johar ayaa horay ugu....
Kajol: Waxaan Ku Faraxsanahay Caruurteyda.
2012-01-22 00:37:32
Atariishada Caanka ah ee Kajol oo filimkii ugu dambeeyay uu ahaa \"toonpur ka superhero\"ayaa tiri waxaan aad ugu faraxsanahay qaabka wanaagsan ee nolosheydu u socoto maxaa yeelay waxaan ahay Hooyo wanaagsan iyo Atariiho fiican taasina waa guul heer sara ah.{loadposition user4}
Kajol ayaa mar kale....
Xiriirka Jeceyl ee Qarsoon ee Ka Dhexeeya Xidigaha Bollywoodka.
2012-01-21 14:29:12
Dhamaanyeena waxaanu ognahay in labada amoore ee ugu caansan Bollywoodka xiligaan ay yihiin Saif Ali Khan iyo Kareena Kapoor waxaa ka horeeyay Bipasha iyo John, Aishwarya iyo Abhishek, laakiin waxaa jira xiriiro kale oo badan oo ka dhexeeya xidigaha Bollywoodka iyadoo qaar yihiin kuwa qarsoodiya....