HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinQalinka AqristahaContact Us
Mogadisho Local Time
Salman Khan oo filinka Dabangg kusoo saaray atriishada Sonakshi Sinha. PDF Print E-mail
Monday, 26 July 2010 14:40



Jilaaga Bollywood Salman Khan ayaa Filinka Dagaalka ah ama Action-ka ee Dabangg kusoo saaray gabadha lagu magacaabo Sonakshi Sinha oo uu dhalay jilaaga Shatrughan Sinha oo ah mid ka mid ah jilayaasha ugu waaweyn Bollywoodka.



Filimkaan ayaa waxa soo saare ka ah oo sameeyay Arbaaz Khan oo jilaa ahna Salman Khan walaalkiis ka yar waxuuna sheegay Arbaaz in ay Sonakshi noqon doonto Jilaa aad looga heli doono maadaama uu sheegay inay kasoo baxday qoys taariikh dheer ku leh aflaamta Hindiya isagoo intaa raaciyay in aabbaheed Shatrughan SInha uu caan ka yahay wajigiisa aflaamta ugu xiisaha badan India isagoo jilay doorar kala duqa sida atoore, tuug, Boolis, qaanuun, qareen iyo waxyaabo kale.



Salman Khan ayaa isagana ku jilaya Filinka Sarkaal Boolis ah oo la dagaalamaya musuqmaasuq uu magaalada ku haleeyay nin isaga ka sareeya oo ah asigana Boolis iyadoo ugu dambeyn uu ka guuleysanayo uuna Salman kusoo celinaayo gobolkaas kala dambeyn iyo sharci.


Filinkaan ayaa waxaa laga yabaa in Salman uuku helo abaalmarinta Filimfare maadaama uu waligiis u hanqal taagi jiray, waxaana uu filinka kusoo beegay Arbaaz Khan maalinta Ciidda Islaamka iyadoo dhanka heesaha filinka uuku luqeeyay fanaanka maalmahaan la holin waayay ee reer Pakistan Rahat Fateh Ali Khan oo hore heeso u sameeyay inta badan heesaha filimada reer Khan sida, Veer, My Name is Khan, I hate Love Stories, Namaste London, Dan Dana Den, iyo Lahore.

Halkaan ka daawo Trialer-ka Filimka

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Jilaa News
info@jilaa.com

Comments

falis
waaw waa filin xiiso noqondoona atariishada cusub iyo salman oo la wada garanayo
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
faduma
waw caadi ma ahan filimkan ty xamdi webka aad i siisay ee www.nomadlyrics.com asigana caadi ma ahan hollywoodka iyo bollywoodka warkooda waa ka helee
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
hanad
salman khan caadi ma ahan woo kacsan yahay ty faduma sis webka aad isiisay ee jilaa.com caadi ma ahan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
ibra_nl
kkkkk naag naag dheh
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
suldaanduureed
salmankhaan nasiim xumo ayaa heesato sbab tooaha hada ayuu film fiican asiga oo sameeyey ayaa kii xumaa ooahaa shah rukhaan ayaa meel cilan ka soobaxaayo asiga ayaan la siina amaxaan u sameenaa hada kahor trenam wax kafiican majirin 2 suule aya ameel ka soobaxey asigana alasiiyey salamkhaan sanadkaan guul ayaan kuurajeenaa sxb
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
salman rock star
war nagatag badoo ayaa tahay shahrukhan cabsi ayaa guriga la fadiyaa twitter uun ayuu ku hadlaa sida dumarkii filimkaan waxoo noqon doona blokbuster sanadkaan teeda kale shahrukhan sxbb la,aan ayaa hayso maadama aaamir khan akshay kumar sanjay dutt ajay devgan saif ali khan anil kapoor sunny deol iyo kuwa badan ay yihiin salman sxbadiisa bollywwodka dhan ayaa hada hadal haayo salman biggst star more than srk aduunba lama socotiin jilaa warkiisa ayaad maalin walba u fadisaan waryaada webkaan gala bollywoodhungam a.com waa webka hindiya ugu weyn
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shaakir
aawy ninkii ladhihi jiry salman khan? walee wala duqooway aduunyo waa taas ee waqtigiisa makafaidaysanin ninkaas mida kale wabahda waa so cute really aad ayeye u qurxantahy i thing in ay magacyelanayso dhaqsi good filin i wish to see it.
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
hirhtik
ahahah salman khan kakac salman khan waxii difoosa u ah the best actor hrthik roshan VIVA ahahahaahahahah aahahahah
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Kkk salman khan way ka dhamatey bax dheh thanks jilaa faduma adiga Ty webka aad isiisay webkaa asigana jilaa maa leh jilaa.com caadi ma ahan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
abdi samad
Jilaaa Marx ayaa tahiin webka nala siyay waxaan u qarisaan kpp plz I soo qor sis
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
maxamed
war salman khan waxaa heyso nasiib daro hada wuxuu keenay filkii ugu weynaa bollywood veer waxaana kuxigo dabange horayna wuxuu ukeenay filman bockbester noqday marka sanadkasto waxaa gafiyo abaalmarinta waa nasiib lakiin waa aktor aan harqamin marnabaguul ayaan urajaynayaa
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
lol qosl dadka comedyga so qorayo salman govinda iyo ajey waa la shegay waa nimanka ugu sharxida badna marka la so sharxaayo dadka ku gulaysanayo flimdire ka mana qaatan mida kale gabartan waxa dhalay atorihii somalida u taqaano XANJEEX
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
salman khan best actor of bollywood nasiibka iyo kaalinta qofka way kala duwanaankartaa salman waa octor taageerda ugu badan haysto bollywoka iyo tan dibadaaykuleeda hay bollywoodka abaalmairna mahan muhiin ee kalintaa muhiim ah bob ester salman khan in a fany
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
i iiiiiiiiii filin jiraahan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
 

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon