HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinQalinka AqristahaContact Us
Mogadisho Local Time
Fanaaniinta hore ee caanka ahaa oo baaq Nabadeed u diray Shacabka Soomalida PDF Print E-mail
Saturday, 24 July 2010 22:06


Fanaaniinta Qaranka Soomaaliya kuwa ugu magaca weynay ayaa baaq  qaylo dhaan ah hawada u soo marsiiyay shacabka Soomaaliyeed ee ku nool wadanka gudihiisa iyo dabadiisa,kadib markii kulan balaran iskugu yimadeen wadanka Maraykanka.




Fanaaniinta baaqan soo saray ayaa waxay kala yihiin,Xasan Adan Samatar,Axmed Cali Cigaal,Hibo Nuuro,Saado cali warsame,shariif jeeg,cadar kahin,Sahro Ziyaad, Saciid Salax Ahmed,waxayna ugu baaqay shacabka soomaaliyeed in ay ka shaqeyan meel walbo ay joogaan nabada,ayaga oo farta ku fiiqay shacabka Soomaaliyeed in qof waliba nabada ka radiyo meesha ugu sahlan ama ugu dhaw.


Hoboladaan ayaa sido kale Cadeeyay in shacabka Soomaaliyeed ay noqdeen haad geed wayay uu ku istaago iyo dad la meel ay ku harsadaan ,waxayna carabka ku adkeyeen in shacabka Soomalida uu yahay dad ehal ah iyo walaalo, saaxiibo ah guda iyo dibadba kala maarmin lona bahan yahay in ay muujiyaan isku duubni iyo is jaceyl.


Sido kale fananiinta waxay sheegayn in Fanaanka uu qiima ku leeyhay wadankiisa iyo shacabkiisa marka uu dhax joogo,sidaa dartaydna ay u bahanyihiin inta ay noolyihiin in ay arkaan wadankoodi madaama ay yihiin dhalinyaradii shalay iyo wayeelka maantay.

Isku soo wada duubo isku imaatinkan iyo baaqan ay soo sareen Fananiinta ugu caansan hobalada Soomaaliya ayaa noqonayso tii ugu horeysay  tan iyo markii uu dhacay burburki Xukuumadi Soomaaliyeed marka laga reebo isku imaatin bandhig faneed,tani waxayna muujinaysan Fanaaniinta Soomaaliyeed in ay u dulqadan wayeen  dagaladaan aan dhamaadka laheen.


Dhanka kale dadka falanqeeyo arimaha fanka Soomaaliyeed ayaa horay u cadeyay in hadii Fanaaniinta Qaranka Soomaalieed ay midoobaan ayaga dhaxdooda in shacabka intiisa kale ay midoobayaan madaama shacabka lagu hagi karo fanka iyo warbahinta. 

Raage Ali Dheere
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Dordrecht-Holland

Comments

cabdi
kkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk war ordoo meesha iskaga xarooda wax ma haysaan aakhiro horta ka firkira maxaad shaqaysateen waxyaalo diinteena suuban ogalayn ayaad samayseen markaasaad hadlaysaaan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
falis
waw a ustad xasan adan samatar "xasan baashi" ayaa mesa uga jeeda wale wa la wadaqooba qofba da disawaa soo qaatay waxaanleyaha somalia hurmar wacan iyo calankeenii oo faraxsan rabi ha ina tuso
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shaakir
wwwwwwwwwwwwwww wwwwwww good waaye fanaaninta aad iyo aad ayeye umhadsanyihiin waxaana leeyahy midoowa oo soo saara fankana hal kadhiga heeso gobaabona soo saara!!
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
WAR XUN MAAHA
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
khadro
ma xumo
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Xamdi
caadi ma ahan xasan aadan caqayaarta webkale oo aflaanta ayaaan arkay nooh gala http://www.nomadlyrics.com waxaad ka helysaan aqbaarta hollywoodka iyo bollywoodka xaqa yaarta u bashaala
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
proff rizak
qofkasta ilaah buu leeyahay nina kuma tago camalkiisa jano ee waxa uu kutagaa naxariista illaahay hobalada somaaliyeedna wax xun hada masheegin ee waxay ka hadleen midawga somali wayn waana kumahadsan yihiin byyyyyyyyyyy
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
ahmed
fanaaniintaan illaahay ha,usoo noqdaan danbi ayeey ku jiraaan saan hadii ay ku sii socdaan koleey malainta aakhiro imtixaan waa jiraaaa
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
zamia
wax xun ma sheegin fanaaniinta lakin ilhey ha hanuuniyo waa dad somaliyeede
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
c/fataax
dee horta akhira maxad dhigateen fafanintina moyaan e orda sila yabab eaxayow
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
deeq kooreeye
axsan yaa fanaan waa fanaanintii hore waan idin salaamay zama hanuunka ilaahay ayaahaya aakhirana qof walba camalkiisa ayuu latagayaa mida labaad fanaaniintaan hada in ay cibaadaystaan iyo in kale ma warbaad kahaysaa
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
aad ayaan adinku mahad cilinaa waxa wanaaksan aad u istaakteen oo nilaga weysnaa 20sano ee isku doobma isku duubni ayaa wax lagu gaaraa heshiiya ee fanka ku heshiiya ka dib wax qabad ayaat leedihiin dadaala waad gaari doontaan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
 

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon