HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinQalinka AqristahaContact Us
Mogadisho Local Time
Jaceylkii 5-ta Jilaa u sareyso Bollywoodka ee xiriirkooda burburay. PDF Print E-mail
Wednesday, 21 July 2010 14:16


Inkastoo ay waayahaan soo badanayaan Xeriirka jaceyl ee u dhaxeeyo jilyaasha Bollywoodka India hadana Ma ahan wax ku Cusub Bollywoodka in laba lamaane oo ka tirsan Bollywoodka uu xiriirkoodu jaceyl burburo waxaa dhawaan kala tagay oo kala haray ,


kasoo bilaaw Guru Dutt ilaa iyo Ranbir Kapoor sidoo kale Wahida Rehman oo filimada jili jirtay 1950 meeyadi ilaa  Kareena. kariina oo xilkan jisho hada wax ween mahan in xiriir burburo bollywoodka hadaba waxaan idiin heynaa  shanta uku sareeyso (top five) ee kala haray oo aanan guul ka gaarin xaaladooda xeriirka.


5:Saif Ali Khan iyo Amrita Singh iyadoo la jishay Chhote Nawab  Amrita waxa is arooseen 1991 xilikaas oo aay adkeed kala tagitaanka waxa ay udhashay labo caruur kadib xiriirkooda ma uusan adkeen, Saif waxa uu bilaabay in uu sameeyo filimkii Kal Ho Na Ho oo u noqday caan  sidoo kale filimkii uu lahaa HUM TuM ayaa waxa uu noqday hit waxa uuna ka sameeye lacag farabadan markaas ayuu dhahay macsalaamo Amrita, sida ay sheegeen ilo ku dhaw Saif in uu ka baxsaday lacagtiisa bankika
maalmo ka hor intii uusan furin, Saif iyo Kareena ayaa hada saxaafada hadal heesaa.




4:Abhishek Bachchan iyo  Karishma Kapoor Karishma ayaa dadweenaha ku magacaabeen Bachchan Bahu, kadib sanadguuradii 60 aad ee dhalashadiisa waa Amitabh Bachchan,  sidee doonto ha ahaato inti aan loogu wicin Karisma Kapoor-Bachchan’  ayaa saxaafada soo bandhigtay in uu burburay xiriirkooda sida la sheegay Jaya Bachchan ma jecleen in uu burburo xiriirkaan iyadoo taas sabab uku dhigtay gabadha aay dhashay Jaya aya waxaa qabo wiili ay ilmo abti yihiin Karishma labadaan waxa ay isla sameeyeen filimkii “Haan mainebhi pyaar kiya hai filimkaas oo xiisihii loo qabay uusan yeelan sababtoo ah waxaa burburay xiriirki ka dhexeeye labadooda





3. Shahid Kapoor iyo Kareena Kapoor waxa ay noqdeen lamaanahii ugu hadal heynta badnaa xiriir ka burburay ee Bollywoodka, iyadoo xeriirkooda ahaa  mid aan la fileen in uu sidaan sahlan u burburayo  sababta oo aheyd waxa ay isla socdeen mudo sedex sano ah wax badan ayaa laga qoray sababta ay u kala tageen ,sida ay u dhacday
mudo yar kadib Kareena waxa ay xiriir la sameesay Saif Ali Khan Shaahid waxa uu mashquul ku noqday Vidya Balan,Priyanka Chopra, iyo Deepika Pudakone.

2. Salman Khan and Aishwarya Rai xiriirkooda waxa uu bilaawday kadib marki ay sameeyeen filimkii 1999 kii Hum Dil De Chuke Sanam’warar aan xaqiiqo eheen ayaa waxaa laku sheegay in uu garaaci jiray  jilaa Pakistani eheyd  Somy Ali, Aishwarya  hadaladaas wax macno ah uma sameeneen sababtoo ah weey jecleed Salman waxa ay door biday in ay iska dhaga tirto wararka xumaanta ah ee laga sheegaayay Salman, mudo kadib waa uu burbuiray xiriirkooda Aishwarya waxa ay noqotay Bachchan Bahu oo waxey nolol isku darsadeen Jilaaga ay ka weyntyahay labada gu' ee Abhishek Bachcan. iyadoo Salmaan  uu haatan wali  la socdo  Katrina Kaif oo ka mid jilayasha ugu waaweyn Bollywood haatan.



1. Amitabh Bachchan iyo Rekha waxa ay noqdeen labada loogu xiiseeyo wararkooda ilaa iyo hada sababta oo u burburay xiriirkooda laga soo bilaabo filinkii
” Do Anjane” waxa ay ahaayeen labo isku fiican jilistooda aa ay isugu baxdo sheekada iyo baashaalka “Alaap“, “Imaan Dharm“, “Khoon pasina“, ” Ganga ki saugandh“, “Muqaddar ka sikandar“,” Mr Natwar Lal“,” Suhaag“, “Ram Balram“, and Silsila. waxaa uku dambeeye oo ay isla jilaan filimkii Silsila filinkaas oo ahaa filim  quseeyo noloshoda filimkaas intii uusoo bixin ayuu nasiib darro burburay xiriirkooda.


Sakariye Xaaji
Jilaa Rochester MN
This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it

Comments

deeqoow
meesha sheeko dhamaystiran ma soo galina aqyaarta sheekada waa la dhamaytiraa ma dhamaystirnayn aqyaarrta ku noqdo sheekada dhamastiro sii uu dadka ugu socota sheekada
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Fallis
waaaaaaaaaaaaw calafkooda ayaa kala go ay dadkaan waxaa xasuus mudan salman khan and aish wixii calaf lagu leeyahay ayaa la cunaa dhabtii Abhishek and Karishma Kapoor filinkii “Haan mainebhi pyaar kiya hai gadaal danbe weey isku soo noqdeen maxey isku soo noqon waayeen heehadana salman khan aish wuu heli lahaa markaas sorry dhamaan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Mahamed osmaan
Filis adika jacayl hadad hesen anika ayaa kurabo hadad hestana ilahay haku barakeeyo falis wana kusalamayaa mel walaba aad jokto
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
!waad ku mahadsan tihiin all wararka aad noo soo gubiseen1 waxaan se (IDINKA CODSANAYAA PLZZZ) in aad Amitabh Bachchan iyo Rekha )jaceel koo da si tafasiran nogu soo gud bisaan plz hahda jilaa.com ty u all
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shaakir
woww waxaasaa waqti kaa ah lakain claf aajiro waana dhiciwaysay calafkaas!!
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
jaceylkii aniga iyo ZAmzam baad ilawdey JILAA noo soqor fadlan am waiting that bro i will appreciate u that
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Fallis
Mohamed Osman kkk waa ku salaamay walalkeey waan haastaa ilaahay ha ii barakeeyo thanks waa mahasan tahay
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
nihaa
mesha dhan wax qasoyo wiil iyo abihis iyo gaber iyo walashed waxa walasah akwayn tahay le tahay krisma kow xirri kedi bur buray walshed aa ku xigsatay amithab uu xiriirkisa burburay wiilkisa uu ku xigsada laba xiriirkood soo burburay aa isgursadeen calafkaa isku geeyay aishwarya iyo abhichek iyo laba kalena wa isku kenay karena iyo saif
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
maxamed
krishna kapoor iyo salman khan ayaa isku fiicnaa ashna waxay kufiicneed qofkale
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Acs.........qofka waxaaan soo qoray.......af somaliga maa ku yaraaaa...........;-)
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
inanta_somaliyeed
ani waxaan aamisanahay ilaa hada cali dheere iyo reekha waxbaa ka dhexeeya saxaafad indiana way ka hadashaa waxa la garan la yahay ayadoon hada la qabin why bay sindoorka u marsataa cidiba ma qabtee teeda kale maalinta cali dheere hospitalka la dhigo waxa la arkaa reekha oo pooja samaynaysa

Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Proff rizak
warhooy balo lama qarsado WAYAAYBKA YAABKIIYE HORTA CARUURTAN YAA DHALAY?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
inanta_somaliyeed
@prof rizak huuno maxaa kaa yaabshay bal aan kula yaabnee na tus
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
maxamed laki
waxan ahay wil somaliyeed oohadana jecel bolleywoodka waxaan doona nayaa hadii aadjilaatihiinh aflaanta jaceelka ah in aad soodaysaa ma
mahadsanidiin my namber 25215462099
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
wiil maxaa cade
waxaa sax ina soo qortan wax dhamaysan ama iska daya aqyaray waxan ma dhmaysna abi
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
xamdi
caadi ma ahan xasan aadan caqayaarta webkale oo aflaanta ayaaan arkay nooh gala http://www.nomadlyrics.com waxaad ka helysaan aqbaarta hollywoodka iyo bollywoodka ii baashala nooh
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
 

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon