HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinQalinka AqristahaContact Us
Mogadisho Local Time
Aamir Khan iyo Shahrukh Khan oo wada jili doono Filin PDF Print E-mail
Friday, 16 July 2010 14:10



Waa fursad wanaagsan in lagu wada arko shaashadaha caalamka ayagoo filin isla keenaya  labada jilaa ee reer Khan ugu culus ee kala ah Aamir Khan iyo Shahrukh Khan oo la ogsoonaa khilaafkii ka dhaxeeyay iyo sida ay iskugu hayteen hoggaaminta Bollwyood.



Filim sameeyaha Karan Johar oo ka mid ah soo saarayaasha ugu waaweyn India horeyna u soo sameeye filmada ugu caansan Hindiga qaargood ayaa xusay inuu sameyn doono  filim ay wada jili doonaan jilayaasha  Amir Khan iyo Shahrukh Khan isagoo intaa raaciyay inuu  u arko sharaf weyn in Aamir Khan la matalo filin saaxiibkiis Sharukhan oo Karan hore ugu dhiibay aflaam waaweyn sida filinkii wada quseeyay magacooda ee ahaa My Name is Khan iyo kuwo kale.


Sidoo kale mar Aamir Khan la weeydiiyay in uu filin la sameyn doono jilaaga Shahrukh Khan iyo soo saarihiisa Karan Johar ayaa
wuxuu ku jawaabay  ' haa maxaa ula sameen waayay ? waxaan u  maleenaa Karan Johar in uu yahay nin wanaagsan
hadii filmka aan ku leeyahay inaan ka jilo sheeko i qanciso isla markaana Karan uu arko mid wanaagsan waan la sameen doonaa
ayuu yiri Aamir Khan oo lagu tilmaamo jilaaga Jaceylka ee Bollywood.


Waa marki ugu horeesay oo ay filin isla sameeyaan Shahrukhan iyo Aamir Khan in kastoo ay hore ka soo wada muuqdeen hal filin
sanadkii 1993  filimkaas oo lagu magacaabi jiray Pehla Nasha iyagoo isla joogay sakano ama ilbiriqsiyo oo qura halkaan ka daawo



Hadii ay u rumoowdo riyada in la sameeyo filimkaan ah waxa uu noqon doonaa filim laga daba dhaco maadaama labadan jilaa aysan jecleeyn hore inay isla jilaan filaan maadaama la aaminsanyahay ay yahiin indhaha Bollywoodka sidaas darteed hadee awoodooda ay isku timaado la aaminsanyahay inay noqon doonto wadajir aan hore loo arag.



Hadaba hadii ay filinkaan sheekadiisa qeeybta fiican uu qaato Aamir Khan Shahrukh Khan ma aqbali doonaa maadaama Shahrukhan uu jecelyahay inuu ka hormaro dhamaan jilayaasha kale.

Sakariye Haji

Jilaa Rochester MN

Jilaa News
info@jilaa.com

Comments

shamis
waa fililm beelaa hadii ay ay ogolaadan labadan aktar ad afaan ugu faraxsanahay madama labadaan nin khilaaf kadhaxeeyo
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
qammar
waaaw ar shaarukh ahaaa jecliyaa aniga sharukh waa arki doona hadey rumowdo inkasto u maleyneynin aniga
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
runtii sharukhan nasiibka siiyay lakin waxaa kajilid fiican AMIRKHAN marka ay xaqiiqda timaado am not fan of amirkhan but its clear that amir is better dan sharukhan,for some reasons, AMIRKHAN U make me feel proud
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
mohamed hassan
waa idiin salaamay dhamaan jilaa.com iyo asaxaabtiisa iyo walaalaha sharafta leh ee commentiska soo qoro
runtii aniga horta shahrukh ayaan taageeraa saas ee tahay filimaanta amir khan waan jeclahay inaa labadooda oo hal filin isla jilaayaan inaa araknane waa arin aad u farxad badan filinkaasne koleeba mid qatar ayuu noqonaa oo mid walbo awoodiisoo la soo baxaa
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
SHAAKIR
hadaay iskuimanayaa miyaaa maaxy mar hore ama markay firfircunayeen iskugu imaan wayeey hadii ay dhalintii kabaxeen aMABA WAJIGOODA ISBADALY EE ISKUIMADEEN NASIIB DARO WAAYE TAAS I THING SO MEEQAAN SUGAYNAY 50 MARKII LAGAARY YAAA LAISKUIMAADY MAFILAAYO IN OO MACNO SAMYNDOONO ANIGA FILINKAAS MAAXA YEELY QOFKA MARKOO DHALINYARO YAHY IYO MARKOO GAARO 40 AMABA 50 ISMALAHN ANY WAY IT'S OKE.
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
jibriil
aniga waxeeey ila tahay in uu filmkaan qaadan doono qeeybta fiican Aamir khan waayo wuu ka sareeyaa shahrukh khan marka guuuusha waa Aamir khan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
jidwaaq
salaan gadib labada atoore waxaa qibrad badan amir khan saas darteed qaybta fiican wuuba dal baday hadii ´lasiiyo wuu jili doonaa
saan u jeedo sharukhan ayaa jecel inuu filin la jilo amirkhan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
waxaa filimaan badan sharukhan lakin waxa tayo badanyihiin filimadiiso AMIRKHAN
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
nihaa
srk waxa lagu xasuusta flimkii karan iyo arjun oo actore badna loo so safay ayna diiden kadin salmakhan uu ogoladay kuna xiray shardi ahaa inuu qadanayo qaybta muhim ka ah flimkii marki jilitankisa dhamadayna uu srk ku guuleystay qaybtii uu ka cararay salman
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
faisel dini
labada agtar wa isku mid dhanka jacaylka isaga amirkhaan wakhtigiisa wuu dhacay balse shaaruu maya wali ma dhicin wakhtigiisa lkn wu wanag san yahay o waxan ku jeclahay jacaylka u dhigijiray amirkhan haday hada fili sowadana wuxu noqonaya filimka adunka sa waxa wada labada khabir
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
liiban
waa labada khan srk iyo ak runtii daaraktaro bada ayaa ku riyooday riyadaan lkn wey u suu ra gali waysay madax danbaska bolywoodka ku soo gubtay ee yash jobra ayaa isku keeni waayay labadaas bal waa rkeenaa hadeey jilaan lkn ani aha uma maleenaayo
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
kilo1234
Aamir wuu is ceebeeyey sharaftiisana meel ayuu kaga dhacay wuxuu ahaa actor laakin hada ayuu isu celiyey dib waxaa loo qaatey kareena kapoor inuu film lakeeno intuu srk meel la istaagi lahaa...
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
reer yaaqshiid
waa arin culus in ay hal filin kasoo muuqdaan 2 aktar ee ugu miizaaniyad culus leh xaga jiliinka lkn waa hubaal shahrukhan iyo deractor ka filinka karan johar in ay yihiin saaxiibo aad isugu fiican hadii ay noqoto in ay filin wada jilaan labadaan aktar waxaa meesha kacad in filinkaas lagu jiidi doono amirkhan sababtoo ah aqristayaal soo xasuusta filinkii darr shehrukhan iyo sonyy dol oo lagu qayaanay soni dol qayaanadaasne waxaa kadanbeeyay daaraktarka weynee yesh jobra
SRK iyo KRANJOHN waa saaxiibo aad igu dhow hadii uu amir filinkaas ogolaado wa markii sifiican loo sii yareen la ha awoodiisa xagga bolwwodka iyadaoo xiligaan oo shehrukhan uu yahay akterka ugu miizaaniyada culus bollwoodka iyo ree khan oo idil
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shakatax
waxat tahay barakuulo aan lkseen warkiisa adiga iyo amiirqaan jareer
what is your problem
kaanyuu telmi
jog iska
bireen babuur waxa leey dhaa haa dad iskaa dagaaal
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
asc wrb all waa idin wada salamay dhaman waxa run eh horta labadan actor in ay yihin laba cul culus belse qof kasto qof bu tagere u yahay ...... Aamir khan and SRK Aflantoda wa wen belse aamir waxa run eh in u galin filin u ka firsan waxan tas u leyahay ninka Aamir ah wa nin qatar ah oo mar mar ayuba drictoryada wax u saxa in kasto u filin drictor u ka yahay so saray Tare sameen par Lagaan hadaneh dadkan bollywood kobka qebiyo wuxu cuqdad ka qaday filinka marka u la jilay Dil ay madhuri best actress ku qaday hadane wa ninka an la yabay oo marka filmfare la qabto ninka an ka so qabgalin waye hadi cop u qado neh lo qado mar waxan xasuusta in ay rani u qaday cop..... marka wa adag tahay hadi labadan hal filin iskal kenana srk and Aamir khan u srk first ka ahado waxan ogahay inta agtar u amir la dhigay in u asiga kow ka yahay actor sida ishq asiga iyo ajay u ahay first amir Dil chehte hai akshey khanna saif and Aamir amir was first actor marka srk way adag tahay in booska kowad ka galo ...... zinda bad amir khan hamesha kelye tum bhot talent hon hamesha kelye mein dua karunga insha allah
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
luula laab uroon
hahahahah afsomaliga soo barta gabdha hayoow shakatax baxsadey somali mabo taqaninee maxa afgalka idin geyey afkal ku hadla aad isla heeden mugaas ay idinku dhiiqatey areeyahe so barta somaliga haheey
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
lazio
eheheheh kulaha sida sunny deol lo qayaama Gaabow Nin la Gaadi karo ma ahan xasuusnow Darr Booskas Aamir inu Lahaa u Diidey Marka srk Dantiisa wu kasaa Aamir khan hadu Movie la keeno dhibcaha ha iskasi diyaariyo coz aflaantana walogaso horeyey isku age wa yihiin sida jilaa.com ni sheegey father of love lo kasaa Ninkan Nick name kalena walo yaqaan Mr.perfectionists haaheey
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Huunsheeye
Aamir khan waa aktarka gudaha india ugu shidan, filimaantiisa 3 ediots iyo ghajini mid walaba iskoor ayuu dhigay, balse shahrukh khan is a global actor aduunkoo dhan ayuu soo jiitey jarmal ilaa marooko maleysia ilaa brasil. marka shahrukh = bollywood. 2 doodaba waa khatar, anigase qaasatan filimka Aamirkhan keeno serios ayuu ila yahay kan shahrukh markaad fiirsatana adigoo happy ah ayaad is arkeysaa. so they are best.
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Gaadhsiiye
jilaa .com na waxaaba ayna ka warhayn taariikhda aflaanta ay jilaan shirkada bollywood laakiin miyey ilaaween karan iyo arjun
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
kkkkkkkkk
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
 

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon