HomeCeleberity NewsVideosPhotosFanaaniinQalinka AqristahaContact Us
Mogadisho Local Time
Filinka Tere Bin Laden oo laga Mamnuucay Pakistan. PDF Print E-mail
Friday, 16 July 2010 02:01



Filinkan oo lagu magacaabay Tere Bin Laden oo ah filin ay Bollywoodka ka sameeyeen Hogaamiyaha ururka argagaxisada ah ee Al-qaacidda oo soo baxay 16-ka July  caalamka oo idilna laga daawan doono balse waxaa is hortaagay in dalkooda laga daawado dalka deriska ay yahiin India ee Pakistan oo guddiga u  indha indheeya arimaasi ay mamnuuceen gabi ahaanba, ayagoo sheegay inaysan suurto gal aheyn in laga daawado Pakistan filin la iskaga dhigayo Osama Bin laden ama uu ku jiro muuqaalkiisa.


Filimka Tere Bin Laden oo micnahiisa yahay "Bin Laden kiina" ayaa waxaa jilay oo kusoo baxay Jilaaga iyo heesaaga da'da yar ee reer  Pakistan Ali Zafar  iyadoo Qisada Filinka ay tahay Ali Zafar oo matalaya Saxafi ama wariye Pakistani ah oo shaqo la'aani heyso islamarkaana qaba buufiska iyo waliba riyo uuku tago mar uun dalkaasi Mareykanka balse mar walba loo diidayo Visa-ha ama leenka Mareykanka  waxaana ay dantu ku qasbeysaa inuu saaxiibkiis kula taliyo inuu iska dhigo Osama Bin-laden uu filimo uuku wareysanayo ka duubo kadibna galiyo internetka kadibna si ay u qabtaan Askarta Mareykanka ee sirdoonka ama CIA la kulanka uula kulmay Osama darteed loona geeyo dalkaasi iyadoo uu kadib sheegayo inuu aheyn ninkaasi aheyn Osama laakiin uu waayay si uuku helo riyadiisa oo aheyd inuu mar qura mareykanka soo gaaro taasoo dhaceysa isagoo ay ciidamada Mareykanka gacanta ku dhigayaan deetana is sheegayo oo ka qoslinayo dhamaan dadkii caalamka oo loo sheegay in la qabtay Osama.


Dhawaan ayaa waxaa ay Bollywoodka shaaciyeen in Pakistan laga daawan doono filinka iyadoo qeybta filinka ee Pakistan loo dirayo lagu magacaabi doono Tere Bin, kaliya oo laga reebayo Laden balse madaxa Pakistan ee la socoshada aflaamta Masood Elahi ayaa sheegay in gabi ahaanba aan la ogoleyn in filinka  Tere Bin laden uusoo galo wadankaan lagana daawan doonin shinoomoyinka iyo tiyaatarada dalkaasi.

 

Halkaan ka daawo Trailer-ka filinka Tere Bin Laden

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Jilaa News
info@jilaa.com

Comments

Xamdi Jaalle
lolz gacanta igu daran lee suu u taagayo, filmkan qosol miiran waye u malena.
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shaakir
walee idnkaab war dhameeyey reero gaajo maantay keneen waxas oo riyo aaba nahayso ay kuliyihiin marekan maaxyaalo anagaa wax laan ehe ee ninkaas wadaadka ah iskadhaaafa shaqo laan aa iadnhayso marka aderyaal bolywood waa kadhamaaty!!
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
this is ridiculous i hate all indian movies and their fake movies .they know nothing
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
albadri somali
jilaa.com waxa aad wadaan hadaad dayn waydaan mujaahidinta alshabaab meshay idinku arkaan qoortay idinka goynayan waana naqaanaa mesha aad joogtaan hadii kale waa inad ka waantoobaan
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
OGADEN BOY
fuck alshabaab ALBADRI somali sxb dalkaaga dhis iska dhaaf di loow iyo wax aan loojedin hadaad ogaan lahayd sharaf daradaad somalia u keen teen dil kamaad hadasheen dil muxuu taraa intaanu iska dilay africa wali iska may dilin intaanu wax baa binay african baabiyay majiro,ceebta ina haysata wali wadan africaan ah may qabsan fadlaan wadaaan kaaga dhis MOGDISHU WAA casimadii qofkastoo af somali ku hadla fadlan dhibka dhaafa we are one we must try how to reach our goal
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
shaakir
walae yaab waaye xanuun waaye geel uhees amarna dooro u hees!!
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Ahmed
Lol, this guy looks like real Osama
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
NIHAA
albadri somli doqon aa tahay oo wax ma garato AH awal ba falax waxas oga malahan al shabab kulaha yaa la dhahaa al shabab kuwi wadankena sas u galay diinta ku qarabanayo le mahino arag sida uu K'NAAN MAGACAD KOR UGU QADAY ADIGA DIL IYO WAXA LO JOGINA KU JIRTA SOMALI DHAN WAXA QASAYSO NIN AAN WAX BARAN IYO MID DIINTA QALAD U FASIRTAY ILAHAY DIINTA WAFUDUDEEYAY IDINKA CULES AA KA DHIGAYSIIN BRO MESHAN MAX AKA SO DONTAY AL SHABAB HADI TAHAY MALOGA BAHNO
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
Cancel
Name *
Email (For verification & Replies)
Code   
 

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Fanaanade u kacsan?





 
facebook soon soon