Maxamud Sangub oo wareesatay BBC |
Farxiya Khaliif (Jordan) iyo Wiilwaal |
Libaan Aden oo Jilaa wareeysatay |
K'naan oo BBC ka wareesatay. |
|
More in: Codka Fanaanka |
| Rihanna oo dooneysa inay Hesho Jaceylkeeda ka hor inta aysan gaarin 30 sano |
|
|
|
| Wednesday, 14 July 2010 22:13 |
|
Rihanna oo lagu naaneeso Heesaaga Umbrella oo haatan 21 jir ah ayaa sheegtay kadib xafladdii Grammy-ga, inay qabsatay mudada 9-ka sano ee soo socota gudaheeda inay ku qaban doono qof ay aad ugu hesho oo ay la qaadato waqtigeeda waxeyna iska fogeeysay warar hoose oo sheegayay in ay la socoto Rihanna Ciyaaryahanka dheela kubada Kolayga ama Basketka ee LA Matt Kemp. Rihanna ayaa iyadoo arinkaas kala hadleysay wargeyska Ingriiska ka soo baxa ee Star Magazine tiri " Ma jilaayo Jaceyl xiligaan waxaan ahay doob ama Single laakin waxaa rajeynaaya inaan helo Jaceyl inta aanan gaarin 30 sano jir, taasoo hada iiga dhimantahay ku dhawaad 10 sano". Sidaas ay tahay iyadoo Rihanna ay sheegatay single ayaa waxaa mr kemp oo haatan 25 jir ah la yimid Rihanna xafladii Grammy-ga isagoo kala soo galay albaabka dambe si ay iskaga ilaaliyaan saxaafada oo halkaas ku sugneed. Rihanna ayaa hore waxey u wada socon jireen heesaaga da'da yar Chris Brown waxaan ay kala hareen sanadkii tagay kadib markii uu si xun ugu garaacay madaxa taas oo keentay in sharciga la horkeena Brown oo markaasi ay maxkamada Mareykana soo gasho arintooda si loogu kala garqaado labadan fanaan, iyadoo lagu xukumay Brown Xabsi iyo inuu baxiyo lacago iyo waliba inuusan dhowr sano u dhawaan guriga ama meesha ay ku nooshahay RIhanna. Jilaa News This e-mail address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it |
Fanaanade u kacsan?
Comments
lkn maxa ka rabta he ana qoftan cashir u dhigi lahay lkn jecel kale ayan hada wada qof ayan jeclahay ka dib ayan wax la qabaha rihanna oh my gosh rihanna jir ayey igu dishay wlh
gablan ilaaha ku barye.
Chris brown waxa uu ahaa qof aan shikhsiyad lahayn, laakin waxaba ma u kafaa,iidin dilidii uu dilay Rihhana, ragga dumarka dilo oo dhan ayey ku fiicantahay in loo galo sida chris brown, hehhehhee.