Maxamud Sangub oo wareesatay BBC |
Farxiya Khaliif (Jordan) iyo Wiilwaal |
Libaan Aden oo Jilaa wareeysatay |
K'naan oo BBC ka wareesatay. |
|
More in: Codka Fanaanka |
| Hrithik Roshan oo soo wada filinka Krrish 2 |
|
|
|
| Tuesday, 13 July 2010 03:37 |
|
Jilaaga Hrithik Roshan ayaa dhawaan keenaya filinkii laga daba dhacay ee Krrish 2 oo ah qeybtii labaad ee filinkii hore oo ahaa mid ah Qayaali laakiin aad u saameeyay dadweynaha xiiseeya aflaamta Hindiga iyo waliba taageerayaasha Hrithik.
Sussane oo dooneysay in Hrithik ku guuleysto Oscar
Qisadii Jaceyl ee Hrithik Roshan iyo Xaaskiisa Suzanne Khan
Rakesh Roshan oo ah Aabaha dhalay Hrithik oo ah soo saaraha filimaanta uu ku gaaray guusha wiilkiisa ayaa ah ninka u sameeyay haatan filinkan Krrish 2, waxuuna hore ugu sameeyay wiilkiisa aflaamta kala ah Koi Mil Gaya, iyo waliba kuwa kale, waxuuna haatan ku wareejiyay qisada filinka oo uu sugaya inay isla eegaan ninka habeeya filimaanta ee Robin Bhatt lagu magacaabo, iyadoo uu soo jeediyay ninkaas in markaan labadelo Priyanka Chopra lagana dhigo atriishada Deepika Pudakone maadaama ay diiday Katrina Kaif inay filin la sameyso jilaaga Hrithik Roshan.
Krissh 2 ayaa ka duwanaan kii hore waxaan la sheegay inuu markaan Hrithik ku matali doono inuu yahay laba qof oo kale iyadoo uuna jiri doono laadar ama tuug si daran u raadinaya Jilaagaas. |
Fanaanade u kacsan?
Comments
i hope it will be good filim!!
cceshihiin