5076 | Tweet |

Maanta waxaa isku dhegan ama is heysta labada atariisho ee Bollywood ee Kareena Kapoor iyo Aishwarya Rai, waxaana laga doonayaa in ay kala saaraan una kala garqaadaan aqrista yaasha sharafta mudan ee ku xiran webka Jilaa.com.
Adigoon magaca iyo guulaha ladaan jilaa kala wataan aan eegeyn teebaa ku qurxoon amaba ku nuureysa labiskaan ay hadda wataan Kareena iyo Aishwarya gaarahaan Jaakadaha cad cad?.
Bebo iyo Aisha waa labo gabdhood oo aad looga jecelyahay Bollywoodka muuqaal ahaan iyo jilaanimo intaba basle maanta waxaa leysku hayaa labiskaan cidda ku wanaagsan labadooda, adinka lee waaye .
Jilaa.com
Info@jilaa.com