8312

Diyaar Garowga Xalfada Gulled Ahmed oo Bashal ka dhacay+Video.


2012-09-17 12:49:20

Fanaanka Gulled Ahmed oo dhawan soo garay cariga Yurub gaar ahaan Magalada London ee dalka Uk , ayaa Xaflad ku qabtay magalada London ,waxana Xaflada ku wehliyay fanaaniita dhalinyarada ee kala ah Abdi Holland, Abdi Khaliq, iyo Fitaax Yare.




Inta ay bilaaban Xaflada Gulled ,ayay sameyeen fanaaninta tijaabo ka muuqatay farxad iyo bashaal,waxana tijabadas goob joog ka ah soo sare Heykal Ahmed iyo qaar ka mida sawir qadayasha xaflada.

 




Fananiinta kala ah Abdi Holland, Abdi Khaliq, Fitaax Yare ,ayaa sifiican uga bashalay tijabada ayaga oo isku dhiidhibay Microfanka kuna qaaday meesha hees uu horay u qaday fananka weyn Hasan adan Samatar.




Waa marki igu horaysay fanka Soomaalida oo lagu arko tijaabo la soo duubay ama diyaar garoow bandhig faneed aan wali dhicin waana qaab ku cusub fanka Soomalida waxaana qabkaan horay u isticmali jiray Fanka reer Galbeedka ee hora maray.

Halkaan Kadaaw Bashaalka Da'yarta.

Jilaa.com

Raage Ali Dheere

Holland Amsterdam
raageali@hotmail.co.uk

 

0
nasriina - 2012-09-17 08:22:34 Qol jiif aalagu baashaalooyaa see cml hee
-1
mahad yare - 2012-09-17 09:26:00 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh funny
0
IDMAN - 2012-09-17 10:57:24 wax wada qasan dheh muniiro wakaqadi slnta
0
Abdirahman Beene Beene Hornafrik Holland - 2012-09-17 11:50:58 wee wada waasheen bal fiiri waxa qolka is dhex yaalo abkey alaab iyo iyo dhar hilfaa waxas aa ku dhahay fanaaniin ayaanahay kkkkkkkkkkkkkkkk inkaar niigu dhacday qamri ine ka soo dhargan ee wiif wiifaayaan hada qatar qatar ee isku heestaan kkkkkkkkkkkkkkk
0
janjaan - 2012-09-17 12:02:44 Beene Beene Hornafrik Holland salaan sare sxb waa lagu waayay waxaan ogaay adigoo safar ku maqan gormeed sonoqotay?
0
Ladaney - 2012-09-17 13:21:25 kuwaan ma music jaceel aa haaya mise wey sarqan sanyihin yaab waaye dhalin yaradi somalia saan aya udanbeysa
-1
Abdirahmaan Beene Beene Hornafrik Holland - 2012-09-17 13:39:13 janjan mid lamid ah bro sxbow mar hora soo noqday alxamdulilah ee commentiga ayaa nacay qoraalkisa rafaad waye kkkkkkkkkkkkkk saas darteed alabiitaro iska noqda marka soo galo qadka aniga asaxabul hindi maba ahi bro lakin waxyaabaha kale oo cusub oo dhacdooyinka iyo heesaha cusub ayaan ka gaadgada halkan
0
muniiro - 2012-09-18 04:53:13 kuwaan fanaaniin wax kama oga meesha wax ku ma hayaan kayaaca
0
sumeyo - 2012-09-19 05:24:45 iyaaaaaaaaaaaaaaaaah santuuqyadii turkayda u safane kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Name
Email
Notify me when someone comments on this article.
Please, use one email and name all the time, pretending multiple users might cuase you to be banned from Jilaa Comments.
 
 
Arnold Schwarzenegger oo Fadeexad qabsatay