11517 | Tweet |

Priyanka Chopra iyo Shahid Kapoor ayaa waxey booqdeen magaalada Dubai isbuucaan ayagoo iidheh u sameynaayay filinkooda Teri Meri Kahaani oo habeenkii Arbacada saarnaa shineemooyinka caalmka.
Priyanka oo habeenkaas kku sugneyd mall ku yaala Dubai ayaa waxey ku soo labisatay saako qurux badan oo haaf caddees ah, iyo kabo lala dhacay waxeyna taageerayaasheedu ay fursad u heleen inay waqti la qaataan iyadana aad ayay ugu faraxsaneyd booqashadeeda.


Waxaa ay magaalada Dubai ay Priyanka ay ka sheegtay inay aad u jeceshay ayna doorbidday in filinkeeda ay magaaladasi u noqoto goobta u horeyso ee laga sii daayo.
Jilaa.com
info@jilaa.com